{"id":35692,"date":"2017-04-11T00:33:17","date_gmt":"2017-04-10T21:33:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35692"},"modified":"2017-04-11T01:11:39","modified_gmt":"2017-04-10T22:11:39","slug":"qarax-maanta-ka-dhacey-warshadda-nacnaca-oo-ay-ku-geeryoodeen-dad-ku-dhaw-10-ruux","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qarax-maanta-ka-dhacey-warshadda-nacnaca-oo-ay-ku-geeryoodeen-dad-ku-dhaw-10-ruux\/","title":{"rendered":"Qarax maanta ka dhacey Warshadda Nacnaca oo ay ku geeryoodeen dad ku dhaw 10 ruux."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qarax-maanta-ka-dhacey-warshadda-nacnaca-oo-ay-ku-geeryoodeen-dad-ku-dhaw-10-ruux\/qarax-warshada-nacnaca\/\" rel=\"attachment wp-att-35698\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-warshada-nacnaca.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-warshada-nacnaca.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-warshada-nacnaca-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ugu yaraan 10 ruux oo ay ka mid yihiin saraakiil ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saacado ka hor ka dhacay xero ciidan oo ku taala warshadii Nacnaca degmada Wadajir ee gobolka Banaadir<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale weerarka waxaa ku dhaawacmay tiro ka badan 15 ruux oo u badnaa ciidamadii ku sugnaa xerada kuwaa oo intooda badan la dhigay isbitaalka Madiina oo lagula tacaalayo xaaladooda caafimaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyada weerarka oo uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa waxaa sheegtay xarrakada Al-shabaab oo dagaal xoogan kula jirta ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Subaxnidii hore ee saakay ayaa sidoo kale degmada Xamar \u2013weyne lagu dilay qof ka tirsanaa shaqaalaha dowladda kadib markii qarax loogu xiray gaarigiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayaa sidoo kale waxaa weerar ismiidaamin ah ka badbaaday taliyaha cusub ee ciidamada xoogagga dalka Soomaaliyeed, wax yar kaddib markii xilka lagu wareejiyay, waxaana weerarka dhintay tiro ka badan 15 ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in dalka uu galay xaalad oo ka dhan ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10 ruux oo ay ka mid yihiin saraakiil ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saacado ka hor ka dhacay xero ciidan oo ku taala warshadii Nacnaca degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Sidoo kale weerarka waxaa ku dhaawacmay tiro ka badan 15 ruux oo u badnaa ciidamadii ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35692"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35699,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35692\/revisions\/35699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}