{"id":35682,"date":"2017-04-10T18:50:35","date_gmt":"2017-04-10T15:50:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35682"},"modified":"2017-04-10T18:58:52","modified_gmt":"2017-04-10T15:58:52","slug":"gaari-nuuca-raaxada-ah-qarax-lagu-xirey-oo-uu-ku-dhintey-sarkaal-ka-tirsanaa-wasaarada-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gaari-nuuca-raaxada-ah-qarax-lagu-xirey-oo-uu-ku-dhintey-sarkaal-ka-tirsanaa-wasaarada-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Gaari Nuuca Raaxada ah Qarax lagu xirey oo uu ku dhintey Sarkaal ka tirsanaa Wasaarada Waxbarashada."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gaari-nuuca-raaxada-ah-qarax-lagu-xirey-oo-uu-ku-dhintey-sarkaal-ka-tirsanaa-wasaarada-waxbarashada\/qarax-martiini\/\" rel=\"attachment wp-att-35683\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-martiini.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"492\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-martiini.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-martiini-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Qarax lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa ku qarxay nawaaxiga Isbitaalka Martiini ee Magaalladda Muqdisho, sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM.<\/p>\n<p>Gaariga waxaa watay nin magiciisa lagu sheegay Cabduqaadir Cusmaan, oo goobta ku geeryooday.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gaaray halka uu gaariga ku qarxay, waxaana ay bilaabeen in ay howlgallo ay sameeyeen.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarka.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalladda kusoo badanayay gawaarida qaraxyada lagu xiro.<\/p>\n<p>Qaraxa saaka ka dhacay agagaaraha Isbitaalka Martiini, ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili shalay ugu yaraan 15 ruux ay ku geeryoodeen, kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee ku taalla magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ahaa ismiidaami waxaa uu dhacay xilli wada uu marayey taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Axmed Jimcaale Cirfiid oo shalay xilka la wareegay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ka badbaaday weerarka, waxaana la sheegay in qaar ka mid ah ilaaladiisa ay ku geeryoodeen weerarka.<\/p>\n<p>Dadka ku geeryooday qaraxa waxaa u badan dad rayid ah oo saarnaa gaari nooca Hoomeyda ah oo mareysay wadada xiligii uu qaraxa dhacaayay.<\/p>\n<p>Dhaawacyo badan ayaa la gaarsiiyay xaruumaha caafimaadka ee magaalladda Muqdishu, waxaana bukaanada ka mid ahaa dumar iyo gabdho yar-yar.<\/p>\n<p>Xarakadda \u00a0Al-Shabab ayaa sheegtay mas&#8217;uuliyadda weerarkan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa ku qarxay nawaaxiga Isbitaalka Martiini ee Magaalladda Muqdisho, sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM. Gaariga waxaa watay nin magiciisa lagu sheegay Cabduqaadir Cusmaan, oo goobta ku geeryooday. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gaaray halka uu gaariga ku qarxay, waxaana ay bilaabeen in ay howlgallo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35682"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35685,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35682\/revisions\/35685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}