{"id":3568,"date":"2011-10-14T09:01:12","date_gmt":"2011-10-14T09:01:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3568"},"modified":"2011-10-14T09:05:17","modified_gmt":"2011-10-14T09:05:17","slug":"markabkii-ugu-horeeyey-oo-xoolaha-nool-ee-soomaaliya-u-qaada-dalka-lebnon-oo-dekedda-boosaaso-ka-furtay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/markabkii-ugu-horeeyey-oo-xoolaha-nool-ee-soomaaliya-u-qaada-dalka-lebnon-oo-dekedda-boosaaso-ka-furtay-sawiro\/","title":{"rendered":"Markabkii ugu horeeyey oo Xoolaha nool ee Soomaaliya u qaada dalka Lebnon oo dekedda Boosaaso ka furtay"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/Xoolo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3570\" title=\"Xoolo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/Xoolo-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"338\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Shalay gelinkii danbe waxaa dekedda weyn ee magaalada Boosaaso Ee xarunta dhaqaalaha iyo ganacsiga Puntland ka furtay Markab weyn oo xoolo tiradoodu 4,500 oo neef gaareyso ka Qaaday Dekadaasi.<\/p>\n<p>Shalay gelinkii danbe Shir ay si wada jir ah dekedda magaalada Boosaaso ugu qabteen madaxda maamulka Maxjarka Boosaaso iyo Mas\u2019uuliyiinta shirkadda<\/p>\n<p>Somali livestock oo ay ka soo qayb galeen qaar katirsan mas\u2019uuliyiinta maamulka degmada Boosaaso oo uu ugu horeeyo Xasan Cabdalle Xasan duqa degmada ayaa lagaga warbixiyey markabka dekedda Boosaaso xoolaha ka qaadaya iyo halka uu kusii Ay Doonayaan in ay geeyaan.<\/p>\n<p>Islamarkaana uu xoolahaas u qaadayo dalka Lubanan , iyadoo taasina ay noqonayso markii ugu horeysey oo xoolo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya loogu qaaday dalka Lubnaan .<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Shalay gelinkii danbe waxaa dekedda weyn ee magaalada Boosaaso Ee xarunta dhaqaalaha iyo ganacsiga Puntland ka furtay Markab weyn oo xoolo tiradoodu 4,500 oo neef gaareyso ka Qaaday Dekadaasi. Shalay gelinkii danbe Shir ay si wada jir ah dekedda magaalada Boosaaso ugu qabteen madaxda maamulka Maxjarka Boosaaso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3568","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3568"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3573,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3568\/revisions\/3573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}