{"id":35663,"date":"2017-04-09T23:07:44","date_gmt":"2017-04-09T20:07:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35663"},"modified":"2017-04-09T23:13:52","modified_gmt":"2017-04-09T20:13:52","slug":"isbedel-iyo-isku-shaandheyn-cusub-oo-lagu-sameeyey-qeybaha-iyo-waxyaha-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/isbedel-iyo-isku-shaandheyn-cusub-oo-lagu-sameeyey-qeybaha-iyo-waxyaha-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Isbedel iyo isku shaandheyn cusub oo lagu sameeyey Qeybaha iyo waxyaha Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/isbedel-iyo-isku-shaandheyn-cusub-oo-lagu-sameeyey-qeybaha-iyo-waxyaha-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya\/yariisaw-wasir\/\" rel=\"attachment wp-att-35664\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-wasir.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-wasir.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-wasir-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa is badal weyn ku sameeyay waaxyaha ka kooban tahay wasaarada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaarada C\/risaaq Bahlaawi iyo madaxii agaasimka maamulka Xassan Basal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa shaqo ka joojinta agaasimihii guud ee wasaarada ku micneeyay eedeymo la xiriira musuq maasuq, madaama ayuu yiri dowladda ka go\u2019an tahay in si walba ula dagaasho musuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya ayaa si KMG loogu magacaabay C\/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo horay u ahaa agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wasiirka ayaa agaasimaha TV-ga Qaranka u magacaabay Liibaan Cabdi Cali , halka Agaasimaha Radio Muqdisho uu noqday Cabdifitaax Daahir Jayte.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, wasiirka ayaa agaasimaha guud ee wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA u magacaabay in uu noqdo nin magaciisa lagu soo koobay Heybe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Is badalkan ayaa noqonaya kii ugu balaarnaa ee uu sameeyo wasiirka tan iyo markii xilkan loo dhaariyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa is badal weyn ku sameeyay waaxyaha ka kooban tahay wasaarada. Wasiirka ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaarada C\/risaaq Bahlaawi iyo madaxii agaasimka maamulka Xassan Basal. Wasiirka ayaa shaqo ka joojinta agaasimihii guud ee wasaarada ku micneeyay eedeymo la xiriira musuq maasuq, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35664,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35663"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35666,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35663\/revisions\/35666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}