{"id":35642,"date":"2017-04-09T19:50:50","date_gmt":"2017-04-09T16:50:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35642"},"modified":"2017-04-09T20:27:48","modified_gmt":"2017-04-09T17:27:48","slug":"wareegto-la-xiriirta-shaqo-gelista-shaqaalaha-dawladda-oo-uu-soo-saarey-rw-xasan-cali-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wareegto-la-xiriirta-shaqo-gelista-shaqaalaha-dawladda-oo-uu-soo-saarey-rw-xasan-cali-kheyre\/","title":{"rendered":"Wareegto la xiriirta shaqo gelista Shaqaalaha Dawladda oo uu soo saarey R\/W Xasan Cali Kheyre."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wareegto-la-xiriirta-shaqo-gelista-shaqaalaha-dawladda-oo-uu-soo-saarey-rw-xasan-cali-kheyre\/rw-kheyre-isla-xisaabtan-3\/\" rel=\"attachment wp-att-35644\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35644\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kheyre-isla-xisaabtan.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kheyre-isla-xisaabtan.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kheyre-isla-xisaabtan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay dhamaaneeyso.<\/p>\n<p>Wareegtadda ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay shaqada u bilaabaneyso\u00a0<strong>siddeeda subaxnimo (08:00)<\/strong>, lagana bixi doono <strong>Afarta iyo barka galabnimo (04:30), <\/strong>sida waafaqsan qod. 26aad ee xeerka shaqaalaha Lr.11.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa warsaxaafadeedkiisa ku sheegay in ujeedka loo adkeeyay jadwalka shaqada ay tahay ilaalinta barnaamijka xukuumadda iyo sida hay\u2019addaha dowladda ay u fuliyaan adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>Tan iyo bur-burkii Soomaaliya ma jirin nidaam qeexaya jadwalka shaqada ay bilaabaneyso iyo xiliga ay ku egtahay, waxaana midaasi dhibaato xooggan ku qabay dadka adeegyada u doonta xafiisyada dowladda.<\/p>\n<p>Maamo Farxiyo Maxamed, oo la hadashay<strong> Hiiraan Online<\/strong>, ayaa sheegtay in Ra\u2019iisul wasaraha uu muujiyay wadaniyad buuxda, waxaana ay ku amaantay talaabooyinka uu qaaday tan iyo markii la magacaabay.<\/p>\n<p>&#8220;Keliya Ra&#8217;iisul wasaaraha ma xakameeyn jadwalka shaqada, sidoo kale waxaa dhawaan uu faray shaqaalaha dowladda in ay adeegsadaan Luuqada Afkeena Hooyo&#8221;, Hooyo Farxiyo ayaa intaa hadalkeeda ku dartay.<\/p>\n<p>3-dii bishan, April, Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amarkii u horeeyay ee ku socda Hey\u2019addaha dowladda, gaar ahaan Wasaaraddaha Xukuumaddiisa.<\/p>\n<p>Amarkan ayaa faraya hay\u2019addaha dowladda inay qoraaladooda rasmiga ah lagu qoro luqada Af-Soomaaliga ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa tallaabada ku tilmaamay mid lagu xoojinayo af-Soomaaliga oo muddooyinkii u dambeeyay hoos u dhac ku imaanayay.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max&#8217;uud ayaa sanadkii 2015 mar soo saaray amar lagu farayo hay\u2019addaha dowladda in qoraaladooda rasmiga ah lagu qoro Af-Soomaaliga, laakiin amarkaasi ma noqon mid dhaqangala.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka AKHRISO:-<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/20174963627300489005933355.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay dhamaaneeyso. Wareegtadda ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay shaqada u bilaabaneyso\u00a0siddeeda subaxnimo (08:00), lagana bixi doono Afarta iyo barka galabnimo (04:30), sida waafaqsan qod. 26aad ee xeerka shaqaalaha Lr.11. Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35642"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35646,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35642\/revisions\/35646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}