{"id":3562,"date":"2011-10-13T11:50:29","date_gmt":"2011-10-13T11:50:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3562"},"modified":"2011-10-13T11:50:29","modified_gmt":"2011-10-13T11:50:29","slug":"cabsi-xoogan-oo-soo-wajahday-soomaalida-kunool-dalka-uganda-aqri-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/cabsi-xoogan-oo-soo-wajahday-soomaalida-kunool-dalka-uganda-aqri-sababta\/","title":{"rendered":"Cabsi xoogan oo soo wajahday Soomaalida kunool Dalka Uganda (Aqri Sababta)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>13.October.2011:-Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya maalmihii ugu dambeeyay ka soconayeen dagaalo ay xoogiisa qaadayeen Midowga Afrika kaasoo lagu riixay Al-Shabaab, ayaa waxaa cabsi weyn ay soo wajahday dadka reer Uganda.<\/p>\n<p>Magaalada Kampala ee caasimada kowaad dalka Uganda ayaa haatan amaankiisa u muuqata mid aad loo adkeenayo, bacdamaa ay ciidamada Uganda dagaalo kulul ay kula jiraan koox weyn oo ka shidaal qaadata Al-Qaacida.<\/p>\n<p>Amniga Kampala oo la adkeenayo ayaa hadana baqdin iyo walwal ay qabaan dadka u dhashay Uganda oo mar walbo xasuus aysan ilaabi kareyn ku duugan.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee Booliska Uganda waxa uu sheegay in ciidamada Booliska iyo kuwa dhar cadka ay magaalada oo dhan gees ka gees ay amniga sugaan, cidii loo arkana in falal amni daro ay wadaan xabsiga loo taxaabo.<\/p>\n<p>Dhanka kale taliyuhu waxa uu codsi u jeediyay qof walbo oo reer Uganda ah isagoo aan ku darin Somalida, waxa uuna hoosta ka xariiqay in ay si wanagsan amniga ula shaqeeyan Booliska, waayo waxaa jira buu yiri kooxo argagixiso ah oo dalka nala jooga. Soomalida ku dhaqan Uganda oo u badan arday iyo ganacsato waxa ay dareemayan cabsi ay ka qabaan booliska oo sheegay in la ugaarsanayo qof xiriir laleh Shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeeynti dadka Uganda waxa ay xasuustan dhacdadii Finalka World Cup 2010 oo leesku qarxiyay dhalanyaro daawaneysay ciyaartaas oo isugu jira Uganda,Ithopia iyo Mareynkan, ayna ku nafwaayen ugu yaraan 72 ruux<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) 13.October.2011:-Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya maalmihii ugu dambeeyay ka soconayeen dagaalo ay xoogiisa qaadayeen Midowga Afrika kaasoo lagu riixay Al-Shabaab, ayaa waxaa cabsi weyn ay soo wajahday dadka reer Uganda. Magaalada Kampala ee caasimada kowaad dalka Uganda ayaa haatan amaankiisa u muuqata mid aad loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3562","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3562"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3562\/revisions\/3565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}