{"id":35611,"date":"2017-04-08T20:32:32","date_gmt":"2017-04-08T17:32:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35611"},"modified":"2017-04-08T20:35:34","modified_gmt":"2017-04-08T17:35:34","slug":"wasiirka-amniga-qaranka-oo-xilka-ka-qaadey-taliyihii-saldhiga-afar-irdood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiirka-amniga-qaranka-oo-xilka-ka-qaadey-taliyihii-saldhiga-afar-irdood\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Qaranka oo xilka ka qaadey Taliyihii Saldhiga Afar-irdood."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiirka-amniga-qaranka-oo-xilka-ka-qaadey-taliyihii-saldhiga-afar-irdood\/wasiirka-amniga\/\" rel=\"attachment wp-att-35612\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiirka-amniga.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiirka-amniga.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiirka-amniga-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), ayaa xalay shaqadii ka joojiyay taliyaha saldhigga Booliiska degmadda Xamar-weyne G\/dhexe Cabdulqaadir Axmed Shire.<\/p>\n<p>Gaagaanle Siidow Macallin Isaaq, ayaa si ku meel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha saldhigga Booliiska degmadda Xamar-weyne.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Abuukar, ayaa kormeer xalay ku tegay qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Mudane Ducaale, ayaa shaqadiisa ku amaanay Taliyaha Saldhigga degmadda C\/casiis Dhamme Axmed Cabdullaahi Baashane, isagoona sheegay in uu billowday isla xisaabtan dhab ah oo ku aadan dhinaca hay\u2019adaha ammaanka iyo sida ay ugu diyaarsanyihiin sugida nabad galyada guud.<\/p>\n<p>G\/dhexe Cabdulqaadir Axmed Shire, ayaa noqonaya taliyihii ugu horeeyay ee xilka looga qaaday xil gudasho la\u2019aan tan iyo markii la magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale).<\/p>\n<p>Degmadda Xamar-weyne, ayaa la sheegaa in ay ka mid tahay degmooyinka ugu amniga fiican ee magaalladda Muqdishu, maadaama ay u dhowdahay madaxtooyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalladda Muqdishu, waxaa bilihii dambe ka dhacayay falal lidi ku ah amaanka, waxaana soo batay weerarada qorsheeysan iyo dilalka gaadmada ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), ayaa xalay shaqadii ka joojiyay taliyaha saldhigga Booliiska degmadda Xamar-weyne G\/dhexe Cabdulqaadir Axmed Shire. Gaagaanle Siidow Macallin Isaaq, ayaa si ku meel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha saldhigga Booliiska degmadda Xamar-weyne. Wasiir Maxamed Abuukar, ayaa kormeer xalay ku tegay qaar ka mid ah saldhigyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35614,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35611\/revisions\/35614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}