{"id":35607,"date":"2017-04-08T20:19:10","date_gmt":"2017-04-08T17:19:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35607"},"modified":"2017-04-08T20:19:49","modified_gmt":"2017-04-08T17:19:49","slug":"nin-la-sheegey-in-uu-gaari-jiirsiiyey-dad-oo-booliska-sweden-qabteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/nin-la-sheegey-in-uu-gaari-jiirsiiyey-dad-oo-booliska-sweden-qabteen\/","title":{"rendered":"Nin la sheegey in uu gaari jiirsiiyey dad oo Booliska SWEDEN qabteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/nin-la-sheegey-in-uu-gaari-jiirsiiyey-dad-oo-booliska-sweden-qabteen\/booliska-sweden\/\" rel=\"attachment wp-att-35608\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/booliska-sweden.png\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/booliska-sweden.png 604w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/booliska-sweden-300x238.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/a>Ciidamada booliiska dalka \u00a0Sweden ayaa soo qabtay qof lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn bartamaha magaalada Stockholm ayna ku dhinteen afar ruux \u00a0tiro kalana ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shaqsiga la qabtay ayaa la sheegay in uu markii hore ka baxsaday ciidamada, hasse ahatee markii danbe ayeey qabteen isaga oo ku dhuumaaleysanayay qeybo ka mid ah magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wargeys ka soo baxa dalka Sweden \u00a0Aftonbladet ayaa daabacay in qofka loo soo qabtay weerarkan uu dhaawac fudud soo gaaray waxaana lagu qiyaasay da\u2019adiisa 39 sano jir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo qofkan aan la ogeyn in ay soo dirsadeen kooxda ISIS hadana dhinaca kale waxaa la sheegay in uu ahaa nin dhalinyarro ah oo bogagga Internet ka siweyn ugu taageera kooxda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaariga xamuulka ayaa marka laga soo tago dadka dariiqa marayay ee la jiirsiiyay sidoo kale waxaa lagu dhuftay goob ganacsi oo ku tiilay isla wadada uu shilkan ama falka argagixisada lagu sheegay uu ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska dalka \u00a0Sweden ayaa soo qabtay qof lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn bartamaha magaalada Stockholm ayna ku dhinteen afar ruux \u00a0tiro kalana ku dhaawacmeen. Shaqsiga la qabtay ayaa la sheegay in uu markii hore ka baxsaday ciidamada, hasse ahatee markii danbe ayeey qabteen isaga oo ku dhuumaaleysanayay qeybo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35610,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35607\/revisions\/35610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}