{"id":35578,"date":"2017-04-07T21:36:40","date_gmt":"2017-04-07T18:36:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35578"},"modified":"2017-04-07T21:45:27","modified_gmt":"2017-04-07T18:45:27","slug":"jaaliyada-soomaalida-ee-lewiston-mareykanka-oo-la-kulmey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/jaaliyada-soomaalida-ee-lewiston-mareykanka-oo-la-kulmey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-mareykanka\/","title":{"rendered":"Jaaliyada Soomaalida ee LEWISTON Mareykanka oo la kulmey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/jaaliyada-soomaalida-ee-lewiston-mareykanka-oo-la-kulmey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-mareykanka\/jaaliyada-som-luwiston\/\" rel=\"attachment wp-att-35580\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35580\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaaliyada-som-luwiston.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaaliyada-som-luwiston.png 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaaliyada-som-luwiston-300x225.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz, ayaa shalay o khamiis aheyd booqday magaalladda Lewiston ee dalka Mareykanka, isagoona halkaasi kula kulmay soomaali ganacsi ku leh magaalladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka ayaa kullan dadweyne ku qabtay magaallaadda waxaana uu u sheegay qaxootiga ku nool Lewiston in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay uu ku caawin in ay dalkooda ku noqdaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa kullankiisa uu kaga hadlay arrimaha safarada la joojiyay, Qaxootiga iyo xagjirnimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">QM waxaa ay ku qiyaastay dadka soomaalidda in kala bar ay u baahayihiin kaalmo, ayuu yiri safiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, safiirka ayaa sheegay in shaqada ugu wanaagsan ee noloshiisa soo martay ay tahay in uu ka shaqeeyay dalka Soomaaliya, sidoo kale sababtii uu u booqday magaalladda ayuu ku sheegay in ay tahay in uu dhegeysto qaxootiga Soomaalidda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa dhawaan booqday Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Portland, Oregon, and Columbus, Ohio.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaalida hadda ku nool Lewiston, ayaa bilaabay in ay halkaasi tagaan sanadkii 2001.<\/p>\n<p align=\"justify\">M. Schwartz, ayaa ah safiirkii ugu horeeyay ee Mareykanka ay u soo diraan Soomaaliya, dhowr iyo labaatan sano kadib.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ambassador Stephen M. Schwartz oo xubin ka ah Waaxda Adeegga Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxaa xilka Danjirenimo ee Somalia u soo magacaabay Madaxweynihii hore ee Marayknka, Barack Obama bishii June ee sannadkii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz, ayaa shalay o khamiis aheyd booqday magaalladda Lewiston ee dalka Mareykanka, isagoona halkaasi kula kulmay soomaali ganacsi ku leh magaalladda. Safiirka ayaa kullan dadweyne ku qabtay magaallaadda waxaana uu u sheegay qaxootiga ku nool Lewiston in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay uu ku caawin in ay dalkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35578"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35582,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35578\/revisions\/35582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}