{"id":35570,"date":"2017-04-07T20:56:46","date_gmt":"2017-04-07T17:56:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35570"},"modified":"2017-04-07T20:56:46","modified_gmt":"2017-04-07T17:56:46","slug":"dad-xad-gudubyo-kala-kulmey-ciidamada-ethoipia-oo-hrw-sheegtey-in-aaney-caddaalad-helin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dad-xad-gudubyo-kala-kulmey-ciidamada-ethoipia-oo-hrw-sheegtey-in-aaney-caddaalad-helin\/","title":{"rendered":"Dad Xad gudubyo kala kulmey Ciidamada Ethoipia oo HRW sheegtey in aaney Caddaalad Helin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dad-xad-gudubyo-kala-kulmey-ciidamada-ethoipia-oo-hrw-sheegtey-in-aaney-caddaalad-helin\/hrw1\/\" rel=\"attachment wp-att-35571\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35571\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/HRW1.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/HRW1.png 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/HRW1-300x150.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Ethiopia ayaa ku guuldareysatay in ay la xisaabtanto askartii dilay 21 ruux oo rayid ahaa oo ku noolaa xaafad ku taalla dowlad deegaanka Ethiopia ee Kelinka Shanaad, sida ay sheegtay Hay\u2019adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Ethiopia waa in ay la xisaabtantaa oo ay cadaalada keentaa, ayna raacdaa baaritaanada kooxaha caalamiga ee dabagalka sameeya, waxaana warbixinta ay sheegeysaa in xadgudubka ay geeysteen ciidanka looyaqaano \u2018Liyu Police\u2019.<\/p>\n<p align=\"justify\">5 Bishii June 2016, ciidanka Liyu Police ayaa gudaha u galay xaafad lagu magacaabo Jaamac Dubad oo ku taalla bariga gobolka dowlad-deegaanka Ethiopia, kadibna waxaa ay bilaabeen in ay toogtaan dadkii ku noolaa xaafadda, waxaana halkaasi ku dhintay 14 ruux oo raga iyo 7 dumar ah, kadibna ciidanka waxaa ay bililiqeeysteen goobo ganacsi iyo guryo, sidaasi waxaa yiri 7 Hooyo oo ka badbaaday weerarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">HRW waxay muddadii u dhexeysay December iyo February ee sannadkan wareysi la yeesheen 31 qof oo deggan Tuulladda Jaamac Dubbad iyo kuwo kale oo deggan Tuullooyinka ku dhow-dhow, oo ay ku jiraan 10-qof oo goob-joog u ahaa dhacdadii dilalka ee bishii June 5-dii, kuwaasi oo u qarxay Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Ethiopia waxay Ciiddanka Liyu Bolis ka dhiseen Ismaamulka Soomlida Ethiopia sannadkii 2007-dii, kadib, markii uu iska horimaad dhex mareen Ciiddanka Dowladda Ethiopia iyo Dagaalamayasha Jabhadd ONLF.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ethiopia ayaa ku guuldareysatay in ay la xisaabtanto askartii dilay 21 ruux oo rayid ahaa oo ku noolaa xaafad ku taalla dowlad deegaanka Ethiopia ee Kelinka Shanaad, sida ay sheegtay Hay\u2019adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch. Dowladda Ethiopia waa in ay la xisaabtantaa oo ay cadaalada keentaa, ayna raacdaa baaritaanada kooxaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35570"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35573,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35570\/revisions\/35573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}