{"id":35557,"date":"2017-04-06T22:32:37","date_gmt":"2017-04-06T19:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35557"},"modified":"2017-04-06T22:34:42","modified_gmt":"2017-04-06T19:34:42","slug":"xilal-cusub-oo-mweyne-farmaajo-u-kala-magacaabey-masuuliyiin-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xilal-cusub-oo-mweyne-farmaajo-u-kala-magacaabey-masuuliyiin-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Xilal Cusub oo M\/weyne Farmaajo u kala Magacaabey masuuliyiin kala duwan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xilal-cusub-oo-mweyne-farmaajo-u-kala-magacaabey-masuuliyiin-kala-duwan\/farmajo-dhar-milateri\/\" rel=\"attachment wp-att-35558\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35558\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmajo-dhar-milateri.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmajo-dhar-milateri.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmajo-dhar-milateri-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/a>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabey Masuuliyiin kala duwan iyadoo loo kala magacaabeymeelo iyo hay&#8217;ado kala duwan kuwaasoo madaxdii hore ugu magacawnaa xilkii lagaga qaadey.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa waxey kala tahey sidatan:-<\/p>\n<p>1 Taliyaha Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya Waxaa loo magacaabey Axmed Jimcaale Cirfiid.<\/p>\n<p>2 Taliye xigen ciidanka xogga dalka Soomaaliya C\/llaahi Cali Caanood.<\/p>\n<p>3 Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda Qaranka C\/llaahi sanbalooshe xildhibaan.<\/p>\n<p>4 Taliye xigeen Ciidanka Nabadsugidda Qaranka C\/Fitaax Shaaweeye.<\/p>\n<p>5 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya waxaa loo magacaabey Gen.Saacid.<\/p>\n<p>6 Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxaa loo magacaabey Sheekh Xuseen Xasan Cismaan.<\/p>\n<p>7 Halka Gudoomiyaha Gobolka Banaadirna loo magacaabey THABIT<\/p>\n<p>Intaa kadib madaxweyne Farmaajo waxa uu \u00a0qabtey shir jaraa&#8217;id ee Daawo Vedio:-<\/p>\n<p>https:\/\/youtu.be\/rvelofdGl0k<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabey Masuuliyiin kala duwan iyadoo loo kala magacaabeymeelo iyo hay&#8217;ado kala duwan kuwaasoo madaxdii hore ugu magacawnaa xilkii lagaga qaadey. Magacaabistan ayaa waxey kala tahey sidatan:- 1 Taliyaha Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya Waxaa loo magacaabey Axmed Jimcaale Cirfiid. 2 Taliye xigen ciidanka xogga dalka Soomaaliya C\/llaahi Cali Caanood. 3 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35557"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35560,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35557\/revisions\/35560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}