{"id":35553,"date":"2017-04-06T21:48:20","date_gmt":"2017-04-06T18:48:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35553"},"modified":"2017-04-06T21:48:47","modified_gmt":"2017-04-06T18:48:47","slug":"hayadda-socdaalka-dalka-mareykanka-oo-xir-xirtey-82-ruux-kana-soo-kala-jeeda-26-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hayadda-socdaalka-dalka-mareykanka-oo-xir-xirtey-82-ruux-kana-soo-kala-jeeda-26-dal\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka Dalka Mareykanka oo xir xirtey 82 ruux kana soo kala jeeda 26 Dal."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hayadda-socdaalka-dalka-mareykanka-oo-xir-xirtey-82-ruux-kana-soo-kala-jeeda-26-dal\/mareykanka-xarig-82-ruux\/\" rel=\"attachment wp-att-35554\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35554\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mareykanka-xarig-82-ruux.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"367\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mareykanka-xarig-82-ruux.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mareykanka-xarig-82-ruux-300x178.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Xoojinta Sharciga ee dalka Maraykanka, ayaa xabsiga dhigtay ku dhowaad 82 ruux oo u kala dhashay 26 wadan, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgal socday mudo shan maalmood ah, oo laga sameeyay Gobalka Virginia, Columbia, magaalladda Washington DC iyo \u00a0Gobalka Maryland.<\/p>\n<p>Dadka lasoo qabtay qaarkood waxaa la sheegay inay yihiin Dembiilayaal horey loogu yiqiinay Fal-dembiyeedyadda dhaca Hubeysan, Tuuganimo iyo Isticmaalka Daroogadda.<\/p>\n<p>Dadka la xiray ayaa waxaa ka mid ah, Muwaadin Somali oo 50-jir ah, oo horay u ahaa Sarkaal ka tirsanaa Hay\u2019adda Nabad sugidda Qaranka Somalia \u201cThe Somalian National Security Service (NSS)-ta ee xilligii Dowladdii Kacaanka.<\/p>\n<p>Hey\u2019addii uu ka tirsanaa muwaadinka Soomaalidda ah ayaa warbixinta ay sheegatay in ay ku caan aheyd Tacadiyadda ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha, Kufsiga, Jir-dilka iyo Dilalka baxsan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Xoojinta Sharciga ee dalka Maraykanka, ma aysan soo bandhigin magacyadda 82-ruux ee ay xireen.<\/p>\n<p>82 ruux ee la xiray ayaa waxaa ay kasoo kala jeedaan wadamadda, Algeria, Bolivia, China, Cuba, the Dominican Republic, El Salvador, Ethiopia, Ghana, Guatemala, Guinea, Honduras, Iran, Jamaica, Mexico, Moldova, Mongolia, New Zealand, Nicaragua, Peru, Philippines, Somalia, South Korea, Sudan, Trinidad, Vietnam and Sierra Leone.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Xoojinta Sharciga ee dalka Maraykanka, ayaa xabsiga dhigtay ku dhowaad 82 ruux oo u kala dhashay 26 wadan, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgal socday mudo shan maalmood ah, oo laga sameeyay Gobalka Virginia, Columbia, magaalladda Washington DC iyo \u00a0Gobalka Maryland. Dadka lasoo qabtay qaarkood waxaa la sheegay inay yihiin Dembiilayaal horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35553"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35553\/revisions\/35556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}