{"id":35537,"date":"2017-04-06T20:33:11","date_gmt":"2017-04-06T17:33:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35537"},"modified":"2017-04-06T20:43:31","modified_gmt":"2017-04-06T17:43:31","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-soomaaliya-jawaari-oo-ku-baaqey-in-la-joojiyo-dagaalada-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gudoomiyaha-barlamaanka-soomaaliya-jawaari-oo-ku-baaqey-in-la-joojiyo-dagaalada-shdhexe\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Jawaari oo ku baaqey in la joojiyo dagaalada SH\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gudoomiyaha-barlamaanka-soomaaliya-jawaari-oo-ku-baaqey-in-la-joojiyo-dagaalada-shdhexe\/gudoomiye-jawaari\/\" rel=\"attachment wp-att-35538\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35538\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudoomiye-jawaari.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudoomiye-jawaari.png 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudoomiye-jawaari-300x200.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada kusoo noq-noqday Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Tuulooyin hoostaga degmadda Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ku dagaalamayay labo maleeshiyo beedeed.<\/p>\n<p>\u201cWaa wax laga xumaado dagaaladda iyadoo ay dalka ka jiraan Abaaro ragaadiyay dadka iyo duunyada, waxaan ka xumahay in lagu dul dagaalamo dadka gaajada u dhimanaya\u201d, ayuu yiri Pro Jawaari.<\/p>\n<p>Geesta kale, Guddoomiye Jawaari ayaa maamulka Hirshabeelle ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dagaalka lagu gubay Tuulooyinka islamarkaana ay u istaagaan sidii loo damin lahaa.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan deegaanka, ayaa shalay sheegay in ay jiraan dhibaatooyin xooggan oo la soo deristay dadka ku nool toolooyinka, waxaana la sheegay in qaarkood ay kasoo qaxeen tuulooyinka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xaalad aad u daran ayaa ka jirtay degaanadda dagaaladda ay ka dhacayaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada kusoo noq-noqday Gobolka Shabeelaha Dhexe. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Tuulooyin hoostaga degmadda Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ku dagaalamayay labo maleeshiyo beedeed. \u201cWaa wax laga xumaado dagaaladda iyadoo ay dalka ka jiraan Abaaro ragaadiyay dadka iyo duunyada, waxaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35540,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35537\/revisions\/35540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}