{"id":35523,"date":"2017-04-05T23:25:02","date_gmt":"2017-04-05T20:25:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35523"},"modified":"2017-04-05T23:25:36","modified_gmt":"2017-04-05T20:25:36","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-qarax-maanta-ka-dhacey-nawaaxiga-wasaarada-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-qarax-maanta-ka-dhacey-nawaaxiga-wasaarada-amniga\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Qarax maanta ka dhacey Nawaaxiga wasaarada Amniga."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-qarax-maanta-ka-dhacey-nawaaxiga-wasaarada-amniga\/qarax-n-wasaarada-amniga\/\" rel=\"attachment wp-att-35524\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35524\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-n-wasaarada-amniga.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-n-wasaarada-amniga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-n-wasaarada-amniga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Qarax gaari ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo &#8220;Coffee&#8221; oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo cayaaraha ee ku taalla magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Sidoo kale halka qaraxa uu ka dhacay, waxaa ay 100 meters u jirtaa xaruunta wasaaradda amniga gudaha.<\/p>\n<p>Ugu yaraan shan ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay in ay ku geeryoodeen, halka 8 kalana ay ku dhaawacmeeyn.<\/p>\n<p>Wariye madax banaan ayaa<strong>\u00a0WARSOM\u00a0<\/strong>u sheegay, in uu arkay ilaa shan ruux oo dhulka jiifta.<\/p>\n<p>Sarkaal ciidamadda amniga ka tirsan ayaa sheegay in qaraxa uu ruxay xaafadaha ku teedsan Wasaaraddaha iyo xaruumo ganacsi.<\/p>\n<p>Wariye ka tirsan warsom ayaa sheegay, in uu arkay gawaarida Ambalace-ta iyo dhaawacyo la keenay Isbitaalka Madiina.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay masuuliyada Qaraxa, balse weerarada noocaan oo kale ah ayaa waxaa inta badan geeysta Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax gaari ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo &#8220;Coffee&#8221; oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo cayaaraha ee ku taalla magaalladda Muqdishu. Sidoo kale halka qaraxa uu ka dhacay, waxaa ay 100 meters u jirtaa xaruunta wasaaradda amniga gudaha. Ugu yaraan shan ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay in ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35523","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35523","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35523"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35526,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35523\/revisions\/35526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}