{"id":35519,"date":"2017-04-05T22:59:49","date_gmt":"2017-04-05T19:59:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35519"},"modified":"2017-04-05T23:02:07","modified_gmt":"2017-04-05T20:02:07","slug":"hubka-soo-gala-dalka-soomaaliya-oo-uu-wasiir-hore-sheegey-in-dekedda-laga-soo-dajiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hubka-soo-gala-dalka-soomaaliya-oo-uu-wasiir-hore-sheegey-in-dekedda-laga-soo-dajiyo\/","title":{"rendered":"Hubka Soo Gala Dalka Soomaaliya oo uu Wasiir hore sheegey in Dekedda laga soo dajiyo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hubka-soo-gala-dalka-soomaaliya-oo-uu-wasiir-hore-sheegey-in-dekedda-laga-soo-dajiyo\/wasiir-hore-crisaaq-hub\/\" rel=\"attachment wp-att-35521\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-hore-crisaaq-hub.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-hore-crisaaq-hub.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-hore-crisaaq-hub-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirkii hore ee Arrimaha Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C\/risaaq Cumar Maxamed, oo shalay xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa sheegay in ay jirto meelo ay kasoo galaan hubka yimaada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasab lagu qabtay magaalladda Muqdishu, ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra\u2019isul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda \u00a0Mahdi \u00a0Maxamed Guuleed Khadar, Garyaqaanka Guud ee Qaranka, Xeer illaaliyaha Qaranka, Xildhibaano, Taliyaasha Ciidanka Bolice-ka iyo Nabad Sugidda iyo Masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>C\/risaaq Cumar Maxamed, ayaa intii ay socotay musaabada soo hadal qaaday qorshayaal amni iyo waxqabadka wasaaradda intii uu ahaa wasiirka.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha qarxa meelaha ay kasoo galaan dalka Soomaaliya waxaa koow ka ah dekadda\u201d, sidaasi ayuu yiri wasiir C\/risaaq.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay waxqabadka wasaaradda intii uu ahaa wasiirka, ayaa waxaa uu yiri \u201cWaxaa jira scan aan ugu talagalnay dekadda, oo laga anixiyay golaha wasiiradda, waxaan doonayaa in aan ku wareejiyo wasiirka cusub, waxaana tallaabadaasi ay ka mid tahay waxqabadka lagu faani karo ee wasaaradda\u201d.<\/p>\n<p>Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa u mahad celiyay wasiirkii hore, isagoo tilmaamay inay horay u sii wadi doonaan shaqooyinkii socday, ayadoo loo howl gali doono sidii loo horumarin lahaa ammaanka muwaadininta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Arrimaha Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C\/risaaq Cumar Maxamed, oo shalay xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa sheegay in ay jirto meelo ay kasoo galaan hubka yimaada dalka Soomaaliya. Munaasab lagu qabtay magaalladda Muqdishu, ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra\u2019isul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda \u00a0Mahdi \u00a0Maxamed Guuleed Khadar, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35521,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35519"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35522,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35519\/revisions\/35522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}