{"id":35480,"date":"2017-04-04T23:10:19","date_gmt":"2017-04-04T20:10:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35480"},"modified":"2017-04-04T23:11:13","modified_gmt":"2017-04-04T20:11:13","slug":"habka-online-laguna-baranayo-quaanka-kariimka-oo-culimo-soomaaliyeed-hirgeliyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/habka-online-laguna-baranayo-quaanka-kariimka-oo-culimo-soomaaliyeed-hirgeliyeen\/","title":{"rendered":"Habka online laguna baranayo Qu&#8217;aanka Kariimka oo Culimo soomaaliyeed hirgeliyeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/habka-online-laguna-baranayo-quaanka-kariimka-oo-culimo-soomaaliyeed-hirgeliyeen\/quraanka-kariimka\/\" rel=\"attachment wp-att-35481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/quraanka-kariimka.jpg\" alt=\"\" width=\"176\" height=\"132\" \/><\/a>Culumaa&#8217;udiin Soomaaliyeed oo isu xilqaamay in ay sare u qaadaan barashada Qur&#8217;aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa hirgeliyay Madarasho hab Online ah wax looga barto, taa oo ay ka faa&#8217;iideysan karaan dhammaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka.<\/p>\n<p>Madarasadan ayaa lagu diyaariyay barnaamijyo waxbarasho oo ku saabsan Qur&#8217;aanka kariimka ah iyo culuumtiisa iyo weliba Luuqadda Carabiga, ayadoo ay wax ka dhigayaan macallimiin aqoon iyo khibrad u leh shareecada islaamka.<\/p>\n<p>Culuumta laga heli karo machadka habka Online-ka ah wax looga baran doono waxaa kamid ah; Qur&#8217;aanka Kariimka oo Tajwiid lagu baranayo, Axaadiis, Caqiido, Fiqi, Tafsiir iyo Luuqadda Carabiga.<\/p>\n<p>Maamulka madarasadan sida Onlineka ah wax looga barto ayaa ugu baaqay qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa in ay ka faa&#8217;iideystaan iyaga iyo carruurtoodaba.<\/p>\n<p>Cidii dooneeyso machadka waxa ay ka heli kartaa, Skype [Somali.islamic.academy] ama Lambarka +252633427239 kaa oo ay ka wici karaan ama Emailka somali.islamic.academy@gmail.com.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/becco-50\/\" rel=\"attachment wp-att-35476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/tabaarak-44\/\" rel=\"attachment wp-att-35477\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35477\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/hormuud-logo-33\/\" rel=\"attachment wp-att-35475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-syria-oo-weerar-sunta-chemical-loo-adeegsadey-ay-ku-dhinteen-35-qof\/salaam-bank-53\/\" rel=\"attachment wp-att-35478\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culumaa&#8217;udiin Soomaaliyeed oo isu xilqaamay in ay sare u qaadaan barashada Qur&#8217;aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa hirgeliyay Madarasho hab Online ah wax looga barto, taa oo ay ka faa&#8217;iideysan karaan dhammaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka. Madarasadan ayaa lagu diyaariyay barnaamijyo waxbarasho oo ku saabsan Qur&#8217;aanka kariimka ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35480"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35483,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35480\/revisions\/35483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}