{"id":35450,"date":"2017-04-04T20:21:53","date_gmt":"2017-04-04T17:21:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35450"},"modified":"2017-04-04T20:24:48","modified_gmt":"2017-04-04T17:24:48","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-oo-xildhibaanada-uga-digey-in-ay-ka-baaqdaan-fadhiyada-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gudoomiyaha-barlamaanka-oo-xildhibaanada-uga-digey-in-ay-ka-baaqdaan-fadhiyada-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka oo Xildhibaanada uga digey in ay ka baaqdaan fadhiyada barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/gudoomiyaha-barlamaanka-oo-xildhibaanada-uga-digey-in-ay-ka-baaqdaan-fadhiyada-barlamaanka\/gud-jawaari-2\/\" rel=\"attachment wp-att-35451\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35451\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gud-jawaari.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gud-jawaari.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gud-jawaari-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max\u2019ed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaaada baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan kulamada baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in xildhibaanada ay si iskood ah ay ugu maqnaadaan kulamada baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Qaranka loogu baahan yahay in ay ilaaliyaan sharciga isla markaana ay si sax ah u gutaan waajibaadka iyo masuuliyada saaran oo ay u dhaarteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay jiraan xildhibaano u yimaado xarunta golaha shacabka isxaadirin oo kaliya ka dibna aan kulamada baarlamaanka ka qeyb qaadan, waxaa uu sheegay in ay jiraan xildhibaan is xadiiriya oo kaliya kadibna iska taga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xildhibaanada Qaranka sidoo kale ugu baaqay in ay mar walbo ilaaliyaan mas\u2019uuliyada saaran iyo gudashada waajibaadkooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhowr mar shaaciyay in la ganaaxayo Xildhibaanada aan soo xaadirin Kulamada Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max\u2019ed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaaada baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan kulamada baarlamaanka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in xildhibaanada ay si iskood ah ay ugu maqnaadaan kulamada baarlamaanka. Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Qaranka loogu baahan yahay in ay ilaaliyaan sharciga isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35450"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35453,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35450\/revisions\/35453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}