{"id":35425,"date":"2017-04-03T22:22:06","date_gmt":"2017-04-03T19:22:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35425"},"modified":"2017-04-03T22:24:09","modified_gmt":"2017-04-03T19:24:09","slug":"dalka-india-markab-laga-leeyahey-oo-xeebaha-soomaaliya-laga-afduubtey-faah-faahin-iyo-warar-kasoo-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-india-markab-laga-leeyahey-oo-xeebaha-soomaaliya-laga-afduubtey-faah-faahin-iyo-warar-kasoo-baxaya\/","title":{"rendered":"Dalka India Markab laga leeyahey oo Xeebaha Soomaaliya laga Afduubtey faah faahin iyo warar kasoo baxaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-india-markab-laga-leeyahey-oo-xeebaha-soomaaliya-laga-afduubtey-faah-faahin-iyo-warar-kasoo-baxaya\/markab-afduub1\/\" rel=\"attachment wp-att-35426\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35426\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/markab-afduub1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/markab-afduub1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/markab-afduub1-300x176.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Burcad badeed Soomaali ah ayaa lagu waramayaa in ay qafaasheen Markab kuwa xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka India, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan afduubka Markabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka India afduubka Markabka ayaa yimid xili uu marayay gacanka cadmeed, isaga oo ka soo anbabaxay magaalada Dubai ee dalka isku taga imaaraadka Carabta<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta ayaa intaa ku dartay in Markabka oo la qafaashay 01 bishan April ay la socdeen 11 shaqaale ah, waxaana uu ku sii jeeday dekeda Mukala ee dalka Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma cadda halka ay la tageen Burcada badeeda Markabka, balse waxaa jiray shaki laga qabo in ay la soo aadeen dhinaca xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii burcad badeed Soomaali ay afduubteen Markab weyn oo kuwa shidaalka qaada ah, kaa oo sitay calanka Srilanka, balse laga lahaa dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, afduubka burcad badeedka Soomaalida oo hoos u dhac ku yimid sanadihii u dambeeyay, ayaa hadda u muuqda kuwo soo xoogeysanaya, taa oo shaki badan ku abuuri karta Maraakiibta isaga gooshta gacanka cadmeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burcad badeed Soomaali ah ayaa lagu waramayaa in ay qafaasheen Markab kuwa xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka India, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan afduubka Markabka. Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka India afduubka Markabka ayaa yimid xili uu marayay gacanka cadmeed, isaga oo ka soo anbabaxay magaalada Dubai ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35425"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35428,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35425\/revisions\/35428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}