{"id":35415,"date":"2017-04-03T20:37:09","date_gmt":"2017-04-03T17:37:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35415"},"modified":"2017-04-03T20:42:12","modified_gmt":"2017-04-03T17:42:12","slug":"puntland-oo-qawadey-lacagihii-uga-soo-hagaagey-taakuleynta-abaaraha-150-000-dolar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-qawadey-lacagihii-uga-soo-hagaagey-taakuleynta-abaaraha-150-000-dolar\/","title":{"rendered":"Puntland oo Qawadey lacagihii uga soo hagaagey Taakuleynta Abaaraha 150.000 dolar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-qawadey-lacagihii-uga-soo-hagaagey-taakuleynta-abaaraha-150-000-dolar\/cxakiin-x-cumar\/\" rel=\"attachment wp-att-35416\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35416\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cxakiin-x-cumar.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cxakiin-x-cumar.png 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cxakiin-x-cumar-300x165.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C\/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camaay ayaa sheegay in dowladda dhexe si aan wanaagsaneyn u maamushay sida uu hadalka u dhigay dhaqaallaha la siinayo dowlad gobolleedyada ee loogu talagalay wax ka qabashada abaarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay $ 150 ku oo doolar aysan ku filneyn Puntland, oo sida uu hadalka u dhigay ay ku soo barakaceen dad isaga kala yimid ilaa afar dowlad gobolleed oo dalka ka dhisan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan leenahay dowladda cusub waxaa ay ku soctaa dariiqii dowladdii ka horeysay, Puntland culeys bani\u2019aadannimo ayaa saaran, sidaa daraadeed ma aqbaleynyo in ay isku saami noqdaan maamulo yar yar oo dadkoodii xitaa ay Puntland u soo barakaceen, arintaa waxaan u aragnaa cadaalad darro ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ku barakacay Puntland ayuu sheegay in ay ka kala yimaadeen deegaannada Soomaaliland, Galmudug iy o gobollada dhexe marka laga soo tago dadka reer Puntland ee sidoo kale abaartu saameynta adag ku yeelatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Soomaaliland ayaa la yiri waxaa la siinayaa $ 200 kun oo doolar oo loogu talagalay in abaarta wax looga qabto, Puntland \u2013na $ 150 kun, arintaan sax ma\u2019aha ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxweyne ku-xigeenka ayaa ugu baaqay mas&#8217;uuliyiinta dowladda federaalka in ay ilaaliyaan sidan uu hadalka u dhigay dhaxdhaxaadnimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C\/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camaay ayaa sheegay in dowladda dhexe si aan wanaagsaneyn u maamushay sida uu hadalka u dhigay dhaqaallaha la siinayo dowlad gobolleedyada ee loogu talagalay wax ka qabashada abaarta. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay $ 150 ku oo doolar aysan ku filneyn Puntland, oo sida uu hadalka u dhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35415"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35415\/revisions\/35419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}