{"id":35398,"date":"2017-04-03T02:30:02","date_gmt":"2017-04-02T23:30:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35398"},"modified":"2017-04-03T02:38:40","modified_gmt":"2017-04-02T23:38:40","slug":"safar-booqasho-gaaban-oo-uu-dalka-soomaaliya-ku-yimid-rwasaare-ku-xigeenka-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/safar-booqasho-gaaban-oo-uu-dalka-soomaaliya-ku-yimid-rwasaare-ku-xigeenka-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Safar Booqasho gaaban oo uu dalka Soomaaliya ku yimid R\/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/safar-booqasho-gaaban-oo-uu-dalka-soomaaliya-ku-yimid-rwasaare-ku-xigeenka-dalka-turkiga\/rw-kuxigen-turki\/\" rel=\"attachment wp-att-35399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kuxigen-turki.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kuxigen-turki.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-kuxigen-turki-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi uu horkacayo ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booqashada ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Turkiag uu ku yimid Muqdisho ayaa la sheegay in ujeedkeedu yahay u kuur gelida xaalada abaaraha, arrimaha bani\u2019aadanimada iyo xoojinta howlaha mashaariicda iyo kaalmada ay siiyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Vyesi Kaynak iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay la kulmaan Madaxda dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/201742636267022636278929turkish-deputy-pm.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"480\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegaya in booqashada Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka ay horu dhac u noqoneysaa socdaal la filayo inuu bishan gudaheed ku yimaado Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo furi doono saldhig Milateri Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">Turkiga ayaa ah saaxibka ugu weyn ee Soomaaliya, waxayna horay uga qeyb qaadatay howlaha dib u dhiska, arrimaha bani\u2019aadanimada, iyadoo ka hirgelisay Muqdisho mashaariic kala duwan, sida dhismayaal waddooyin, goobo waxbarasho iyo isbitaalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi uu horkacayo ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Booqashada ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Turkiag uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35401,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35398\/revisions\/35401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}