{"id":35394,"date":"2017-04-03T01:08:28","date_gmt":"2017-04-02T22:08:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35394"},"modified":"2017-04-03T01:14:16","modified_gmt":"2017-04-02T22:14:16","slug":"hantida-qaranka-xafidaadeeda-oo-uu-balanqaadey-wasiirka-cusub-ee-maaliyadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hantida-qaranka-xafidaadeeda-oo-uu-balanqaadey-wasiirka-cusub-ee-maaliyadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hantida Qaranka Xafidaadeeda oo uu balanqaadey wasiirka cusub ee Maaliyadda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hantida-qaranka-xafidaadeeda-oo-uu-balanqaadey-wasiirka-cusub-ee-maaliyadda-soomaaliya\/wasiir-maaliyada\/\" rel=\"attachment wp-att-35396\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-maaliyada.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-maaliyada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasiir-maaliyada-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Somalia Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa shalay xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Maxamed Adan Ibraahim Ferkeeti, Waxaana xaflada goobjoog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiiro ka tirsan xukuumadii hore, madax ka socota Hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Ugu horaynti Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda \u00a0Xasan Cali Kheyre oo xaflada furitaankeeda ka hadlay ayaa sheegay in ay Soomaaliya maanta \u00a0u bilaabatay isla xisaabtan, iyo sidii xididada loogu siibi lahaa musuq maasuqa.<\/p>\n<p>\u201cIn xil lagu wareejiyo si nabad ah waxay astaan u tahay horumarka dalka, anagoo kuligeen makhraati ka ah, waana xafladii ugu horaysay ee xukuumadda cusub ay xil kula wareegto, waxaana u imid maanta inaan idinla qaybsado islamarkaana idin dareensiiyo hadafka Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaruhu inuu ku salaysan yaahy inaan hogaamino nidaam cusub oo ku taagan isla xisaabtan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa laydinku aaminay canshuur loo soo dhididay iyo iftiimkii dowladda Soomaaliya. Shaqaalaha Wasaaradda waxaan u sheegayaa in maanta la soo gaaray xiligii isla xisaabtan-ka dhabta ah, amaanada yar oo laydiin dhiibayna inaad u ilaalisaan sida ugu haboon, shaqada laga sugayo wasiirada cusub maahan in ay \u00a0ilaaliyaan amaanada kaliya, ee waa iney kor u qaadaan dakhliga\u201d ayuu yiri RW khayre,<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Wasiirkii hore ee Maaliyadda ayaa dhankiisa sheegay in mudadii uu xilka hayey la gaaray horumar baaxad leh, taasna ay makhraati ka tahay in xil wareejintu ka dhacaday maanta wasaaradii rasmiga ahayd ee Maaliyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa farxad ii ah inaan maanta xilka wareejinayo mudo laba sano ah anigoo wax badan ku soo kordhiyey wasaaradda Maaliyadda, waxaana maanta xilka lagula kala wareegay dhismihii Wasaarada, waxaa kale oo hada dhisme ku socdaa wasaaradii hore ee lacagta oo aan ka fogayn wasaaradda. Waxaa intaas dheer nidaamka cusub ee lagu ilaalinayo dakhliga dalka inuu noo saamaxay maanta laga soo bilaabo 09, April, 2015 ilaa hada wixii dakhli soo galay dowladda iyo meeshii ay ku baxday intaba laga heli karo nidaamkaan loo yaqanao \u201cFMIS\u201d ayuu yiri Wasiir Farkeeti<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dr. Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa u mahad celiyey Wasiirka iyo wasiiradii la shaqayn jiray shaqada wacan ee ay soo qabteen, wuxuuna balan qaaday inuu isagu ugu horayn doono isla xisaabtanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSharaf weyn ayeey ii tahay in xilkaan nalagu aamino aniga iyo shaqaalaha wasaarada, Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa na siiyey daardaaran shaamil ah oo dhinacyo badan taabanaya, waxaana ku soconayanaa wadadii uu madaxweynuhu noo jeexay ee ahayd abuurida \u201cnabad iyo nolol\u201d ka soo qayb galka Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxay na tusaysaa misaanka ay leedahay wasaaradda maaliyaddu. Aniga iyo shaqaalaha wasaaradu oo iskaashanayna waxaan u shaqaynaynaa si wadajir ah, waxaa xusid mudan inaan Mudadii 30-ka sano ahayd ee aan u shaqynayey Bangiga Horumarinta Africa, aan la lahaa wada shaqayn joogta ah Wasaaradda Maaliyadda, hadii aan inagu wax qabsanana waxaa hubaal ah in cid walba na taageerayso\u201d ayuu yiri Wasiir Bayle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbayntii, Waxaa labada Wasiir kala saxiixdeen qoraalkii xil wareejinta, waxaana goobjoog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Somalia Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa shalay xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Maxamed Adan Ibraahim Ferkeeti, Waxaana xaflada goobjoog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiiro ka tirsan xukuumadii hore, madax ka socota Hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda iyo Shaqaalaha Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35394"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35394\/revisions\/35397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}