{"id":35375,"date":"2017-04-02T21:08:07","date_gmt":"2017-04-02T18:08:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35375"},"modified":"2017-04-02T21:13:14","modified_gmt":"2017-04-02T18:13:14","slug":"dad-gaaraya-ilaa-200-qof-oo-ku-dhintey-fatahaado-ka-dhacey-dalka-colombia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dad-gaaraya-ilaa-200-qof-oo-ku-dhintey-fatahaado-ka-dhacey-dalka-colombia\/","title":{"rendered":"Dad gaaraya ilaa 200 qof oo ku dhintey fatahaado ka dhacey dalka COLOMBIA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dad-gaaraya-ilaa-200-qof-oo-ku-dhintey-fatahaado-ka-dhacey-dalka-colombia\/daadad\/\" rel=\"attachment wp-att-35376\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35376\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daadad.png\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daadad.png 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daadad-300x169.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a>Tiro ka badan 200 oo ruux aaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dalka Colombia daadad xoogan oo soo rogmaday sidaa waxaa warbaahinta u sheegay madaxweyne Juan Manuel Santos.<\/p>\n<p align=\"justify\">Daadadka xooggan oo watay dabeylo ayaa inta badan burburiyay Magaalooyinka ku yaalla Waqooyiga dalka Colombia , waxaana saraakiisha Caafimaadka ay sheegayaan in ilaa iyo hadda la helay Meydadka 206 qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Mocoa ayaa ka mid ah meelaha ugu badan ee ay Waxyeelado gaartay in ka badan 350,000 oo qof ayaana naftooda la cararay oo ka gudbay xadka dalka Colombia uu la wadaago dalka Ecuador.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda Bisha Cas ayaa sheegtay in lala\u2019yahay 220 qof ,islamarkaana daadadkaasi ay ku dhaawacmeen 300 qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Colombia Juan Manuel Santos ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen\u00a0 waxaana uu ku dhawaaqay musiibo qaran in ay dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ciidamada gurmadka deg deg ah ayaa wali waxaa ay wadaan Samatabixinta dadka ay waxyeeladu gaartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tiro ka badan 200 oo ruux aaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dalka Colombia daadad xoogan oo soo rogmaday sidaa waxaa warbaahinta u sheegay madaxweyne Juan Manuel Santos. Daadadka xooggan oo watay dabeylo ayaa inta badan burburiyay Magaalooyinka ku yaalla Waqooyiga dalka Colombia , waxaana saraakiisha Caafimaadka ay sheegayaan in ilaa iyo hadda la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35375"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35378,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35375\/revisions\/35378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}