{"id":35340,"date":"2017-04-01T19:10:27","date_gmt":"2017-04-01T16:10:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35340"},"modified":"2017-04-01T19:26:42","modified_gmt":"2017-04-01T16:26:42","slug":"dawladda-etoobiya-oo-lagu-eedeeyey-in-aysan-daacad-ka-aheyn-hawl-galka-amisom-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-etoobiya-oo-lagu-eedeeyey-in-aysan-daacad-ka-aheyn-hawl-galka-amisom-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dawladda Etoobiya oo lagu eedeeyey in aysan daacad ka aheyn Hawl galka Amisom ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-etoobiya-oo-lagu-eedeeyey-in-aysan-daacad-ka-aheyn-hawl-galka-amisom-ee-soomaaliya\/ethobiya\/\" rel=\"attachment wp-att-35341\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35341\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ethobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ethobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ethobiya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Saraakiisha ciidanka maamulka dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa ku eedeeyay ciidamadda dowladda Ethiopia, in aysan ka qeyb-qaadan howlgallada \u00a0ka dhanka \u00a0ah Al Shabaab oo ay ciidamadda ka wadaan degmadda Baardheere iyo guud ahaan Gobolka.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda Ethiopia ayaa saldhig ku leh garoonka diyaaraha ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cAskarta dowladda Ethiopia noolama dhaqmaan sida kuwa AMISOM oo kale, wax taageera ah ma siiyaan ciidanka marka ay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ay wadaan, keliya waxaa ay deganyihiin garoonka diyaaradaha\u201d, sidaasi waxaa yiri G\/Dhexe \u00a0Aadan Cabdi Cali oo ka mida Saraakiisha ciidanka Dowladda ee ku sugan gobalka Gedo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu Adan Cabdi, hadlkiisa uu sii raaciyay in Itoobiyaanka ay iska ilaaliyaan ciidanka soomaalida, umana howlgalaan sida ciidamadda Midowga Africa oo kale.<\/p>\n<p>Askarta Ethiopia, ayaa fariisimo ku leh inta badan gobolada koonfurta Soomaaliya, \u00a0gaar ahaa Gobolka Gedo.<\/p>\n<p><strong>Howlgaladda ka socda Gobolka Gedo:<\/strong><\/p>\n<p>Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo, xooggaan ka wada Degaano iyo Tuulooyin hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa deegaano ka mid ah Gobolka Gedo, ku leh saldhigyo ciidan.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalladda waxaa u-jeedkooda ay yihiin sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan gobolka Gedo, waxaana ciidanka ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo dhinac walba ah\u201d, sidaasi waxaa yiri Col. Abaas Ibraahin Gureey oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Degmada Baardheere, ayaa xiliyada qaar waxaa ka dhaca weeraro lagu beegsado xarumaha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya.<\/p>\n<p>Ciidamadda dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo, ayaa waxaa ay taageero military ay ka helaan, ciidamadda dowladda Ethiopia ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidanka maamulka dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa ku eedeeyay ciidamadda dowladda Ethiopia, in aysan ka qeyb-qaadan howlgallada \u00a0ka dhanka \u00a0ah Al Shabaab oo ay ciidamadda ka wadaan degmadda Baardheere iyo guud ahaan Gobolka. Ciidanka dowladda Ethiopia ayaa saldhig ku leh garoonka diyaaraha ee Gobolka Gedo. \u201cAskarta dowladda Ethiopia noolama dhaqmaan sida kuwa AMISOM oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35340"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35343,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35340\/revisions\/35343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}