{"id":35314,"date":"2017-03-31T20:34:24","date_gmt":"2017-03-31T17:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35314"},"modified":"2017-03-31T20:35:07","modified_gmt":"2017-03-31T17:35:07","slug":"rw-khayre-oo-sheegey-in-wasaaradda-amniga-iyo-wasiirkeeda-laga-rabo-qorshe-amni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-khayre-oo-sheegey-in-wasaaradda-amniga-iyo-wasiirkeeda-laga-rabo-qorshe-amni\/","title":{"rendered":"R\/W KHayre oo sheegey in Wasaaradda Amniga iyo wasiirkeeda laga rabo Qorshe Amni."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-khayre-oo-sheegey-in-wasaaradda-amniga-iyo-wasiirkeeda-laga-rabo-qorshe-amni\/yariisaw\/\" rel=\"attachment wp-att-35315\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/yariisaw.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/yariisaw.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/yariisaw-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa shalay oo Khamiis aheyd, yeeshay kullankoodii ugu horeeyey, kadib ansixintii Baarlamaanka ee 29 Maarso 2017.<\/p>\n<p>Kullanka \u00a0waxaa guddoominayay ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Xassan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay ajande ka kooban soo dhoweyn, nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, diyaarinta xil la wareegida wasiirada cusub, qorshaha xukuumadu ku shaqeyn doonto, arrimaha amniga iyo abaaraha.<\/p>\n<p>Kullanka kadib, ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Injineer C\/raxmaan Cumar Yariisoow, waxaana uu sheegay in Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka dalbaday Wasiirka Amniga in uu la yimaado qorshe wax looga qabanayo amaanka dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Golaha Wasiirada ku booriyay in awooda la isugu geeyo sugida amniga iyo xasilinta dalka, wuxuuna carabka ku adkeeyey in loo baahan yahay in la dejiyo Istaraatiijiyad Heer Qaran ah oo lagu hubinayo shaqada iyo Hufnaanta hay\u2019addaha Amniga.<\/p>\n<p>Waxaa uu dhinaca kale uu sheegay in Xukuumaddiisa ay diirada u saaran tahay wax ka qabashada amniga oo u muuqday muddooyinkii dambe mid faraha ka sii baxayay.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaaladda Muqdishu, ayaa bilihii lasoo dhaafay, waxaa uu ahaa mid aad loo hadal hayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa shalay oo Khamiis aheyd, yeeshay kullankoodii ugu horeeyey, kadib ansixintii Baarlamaanka ee 29 Maarso 2017. Kullanka \u00a0waxaa guddoominayay ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Xassan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay ajande ka kooban soo dhoweyn, nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, diyaarinta xil la wareegida wasiirada cusub, qorshaha xukuumadu ku shaqeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35314"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35317,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35314\/revisions\/35317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}