{"id":35310,"date":"2017-03-31T19:58:09","date_gmt":"2017-03-31T16:58:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35310"},"modified":"2017-03-31T20:21:12","modified_gmt":"2017-03-31T17:21:12","slug":"hawl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ciidamadda-dawladu-ka-wadaan-ggedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/hawl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ciidamadda-dawladu-ka-wadaan-ggedo\/","title":{"rendered":"Hawl gal ka dhan ah Al-shabaab oo ciidamadda Dawladu ka wadaan G\/gedo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/hawl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ciidamadda-dawladu-ka-wadaan-ggedo\/hawlgal-geddo\/\" rel=\"attachment wp-att-35311\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hawlgal-geddo.jpg\" alt=\"\" width=\"284\" height=\"177\" \/><\/a>Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo, xooggaan maanta ka wada Degaano iyo Tuulooyin hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa deegaano ka mid ah Gobolka Gedo, ku leh saldhigyo ciidan.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalladda waxaa u-jeedkooda ay yihiin sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan gobolka Gedo, waxaana ciidanka ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo dhinac walba ah\u201d, sidaasi waxaa yiri Col. Abaas Ibraahin Gureey oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Degmada Baardheere, ayaa xiliyada qaar waxaa ka dhaca weeraro lagu beegsado xarumaha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya.<\/p>\n<p>Ciidamadda dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo, ayaa waxaa ay taageero military ay ka helaan, ciidamadda dowladda Ethiopia ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo, xooggaan maanta ka wada Degaano iyo Tuulooyin hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Al Shabaab ayaa deegaano ka mid ah Gobolka Gedo, ku leh saldhigyo ciidan. \u201cHowlgalladda waxaa u-jeedkooda ay yihiin sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan gobolka Gedo, waxaana ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35310"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35313,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35310\/revisions\/35313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}