{"id":3530,"date":"2011-10-10T13:47:34","date_gmt":"2011-10-10T13:47:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3530"},"modified":"2011-10-10T13:47:34","modified_gmt":"2011-10-10T13:47:34","slug":"%e2%80%9csheekh-maxamed-abaa-cabdi-raxmaan%e2%80%9d-dabinkii-aan-u-dhignay-ayay-kusoo-dhaceen-amisom-iyo-dowlada-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/%e2%80%9csheekh-maxamed-abaa-cabdi-raxmaan%e2%80%9d-dabinkii-aan-u-dhignay-ayay-kusoo-dhaceen-amisom-iyo-dowlada-2\/","title":{"rendered":"\u201cSheekh Maxamed Abaa Cabdi Raxmaan\u201d &#8220;Dabinkii aan U Dhignay Ayay Kusoo Dhaceen AMISOM Iyo Dowlada"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/cabdalla1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3535\" title=\"cabdalla\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/cabdalla1.jpg\" alt=\"\" width=\"338\" height=\"253\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay dagaallo cuslaa oo maanta ka dhacay xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa.<\/p>\n<p><strong>Sheekh Maxamed Abaa Cabdi Raxmaan<\/strong> Godoomiyaha gobolka \u00a0Banaadir ee xarakada mujaahidiinta al-shabaab oo goordhaw shir Jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka AMISOM ay maanta kusoo dhaceen dabinkii dagaal oo ay u dejiyeen hogaanka Shabaabul Mujaahidiin wuxuu kaloo sheegay in shacabka ku dhaqan degmada Yaaqshiid \u00a0uu ku amaanayo sida ay uga qeyb qaateen dagaalkii maanta.<\/p>\n<p>&#8220;Dabinkii aan u dhignay ayay kusoo dhaceen cadawga Alle gacmaha mujaahidiinta ayuu Alle ku cadaabi doonaa Insha&#8217;allaah in ay isfidiyaan waa qorshihii aan u dejinay&#8221; ayu yiri <strong>Abaa Cabdi Raxmaan Oo Shir Jaraa\u2019id kun qabtay Magaalada Muqdisho.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay dagaallo cuslaa oo maanta ka dhacay xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa. Sheekh Maxamed Abaa Cabdi Raxmaan Godoomiyaha gobolka \u00a0Banaadir ee xarakada mujaahidiinta al-shabaab oo goordhaw shir Jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3530","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3536,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530\/revisions\/3536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}