{"id":35294,"date":"2017-03-30T22:16:03","date_gmt":"2017-03-30T19:16:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35294"},"modified":"2017-03-30T22:20:38","modified_gmt":"2017-03-30T19:20:38","slug":"xildhibaano-diiidey-casho-uu-sameeyey-rw-kheyre-oo-ka-careysan-meel-marinta-xukuumadda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xildhibaano-diiidey-casho-uu-sameeyey-rw-kheyre-oo-ka-careysan-meel-marinta-xukuumadda-cusub\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Diidey Casho uu sameeyey R\/W Kheyre oo ka careysan meel marinta Xukuumadda cusub."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xildhibaano-diiidey-casho-uu-sameeyey-rw-kheyre-oo-ka-careysan-meel-marinta-xukuumadda-cusub\/casho-rw-kheyre\/\" rel=\"attachment wp-att-35295\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/casho-rw-kheyre.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/casho-rw-kheyre.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/casho-rw-kheyre-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqay\u00a0ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jira warar sheegaya, in kullanka ay ka maqnaayeen xildhibaano ka mid ah kuwii shalay ka soo horjeestay ansixinta Gollaha wasiiradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kullankii cashada ee xalay, waxaa ka qeyb galay ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Golaha Wasiirada iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Xasan, ayaa sheegay in Xildhibaanadda iyo Xukuumadda ay ka wada shaqeyn doonaan, samatabixinta umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaad ku mahadsantihiin ansixinta gollaha wasiiradda iyo Barnaamijkeeda, waxaan wada yeelan doonaa wada shaqeyn dhex Marta labada Hay\u2019adood ee fulinta iyo sharci dajinta\u201d, sidaasi waxaa yiri Ra\u2019iisal Wasaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay, Ra\u2019iisal wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kullankii Baarlamaanka ee shalay waxaa uu ka dhacay xarunta golaha Shacabka, waxaana xaadirtay 241 xildhilbaan, iyadoona uu shir gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Mudane Cabdiwali Sheekh Muudeey.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Sida codka loo dhiibtay:<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">1- Waxaa wasiradda cusub aqbalay: 224 Xildhibaan<\/p>\n<p align=\"justify\">2- Waxaa diiday: 15 Xildhibaan<\/p>\n<p align=\"justify\">3- Waxaa ka aamusay : 2 Xildhibaan<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqay\u00a0ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda. Waxaa jira warar sheegaya, in kullanka ay ka maqnaayeen xildhibaano ka mid ah kuwii shalay ka soo horjeestay ansixinta Gollaha wasiiradda. Kullankii cashada ee xalay, waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35294"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35298,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35294\/revisions\/35298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}