{"id":35247,"date":"2017-03-29T21:57:09","date_gmt":"2017-03-29T18:57:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35247"},"modified":"2017-03-29T21:58:06","modified_gmt":"2017-03-29T18:58:06","slug":"xukuumadda-rw-kheyre-oo-maanta-codka-kalsoonida-weydiisaneysa-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xukuumadda-rw-kheyre-oo-maanta-codka-kalsoonida-weydiisaneysa-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Xukuumadda R\/W Kheyre oo maanta Codka Kalsoonida weydiisaneysa Barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xukuumadda-rw-kheyre-oo-maanta-codka-kalsoonida-weydiisaneysa-barlamaanka\/xukuumada-somalia-kheyre-ansax\/\" rel=\"attachment wp-att-35248\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35248\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/xukuumada-somalia-kheyre-ansax.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/xukuumada-somalia-kheyre-ansax.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/xukuumada-somalia-kheyre-ansax-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gollihiisa wasiirada ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya si ay u weydiistaan codka kalsoonida.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa jiray cabasho xoogan oo xildhibaannada qaarkood ay ka muujinayeen habka loo soo dhisay xukuumada oo ay ku tilmaamay mid baalmarsan awoodqeybsiga beellaha ee ku saleysan 4.5ka, taasoo keentay in guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max\u2019ed Cismaan Jawaari uu ka dalbado ra\u2019iisal wasaaraha in uu dib u eegis ku sameeyo xukuumadiisa cuusb.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Hasse ahaatee waxaa muuqata in ra\u2019iisal wasaare Kheyre go\u2019aan ku gaaray in uu hortago baarlamaanka, islamarkaana weydiiyo in ay codka kalsoonida siyaan gollaha wasiirada uu soo dhisay.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Xildhibaan Maxamed Maxamuud Jimcaale oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in baarlamaanka uu meel marin doono xukuumada cusub iyada oo la eegayo ayuu yiri daruufaha kala duwan ee ka jira dalka iyo baahida loo qabo in la helo xukuumad shaqeysa.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Kulanka baarlamaanka maanta waxaa shir gudoomin doona guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee gollaha shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/becco-49\/\" rel=\"attachment wp-att-35242\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/tabaarak-43\/\" rel=\"attachment wp-att-35243\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/hormuud-logo-32\/\" rel=\"attachment wp-att-35241\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-ingiriiska-oo-maanta-si-rasmi-ah-uga-baxaya-ururka-midawga-yurub\/salaam-bank-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35244\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gollihiisa wasiirada ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya si ay u weydiistaan codka kalsoonida. Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa jiray cabasho xoogan oo xildhibaannada qaarkood ay ka muujinayeen habka loo soo dhisay xukuumada oo ay ku tilmaamay mid baalmarsan awoodqeybsiga beellaha ee ku saleysan 4.5ka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35247"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35247\/revisions\/35250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}