{"id":35228,"date":"2017-03-29T01:13:12","date_gmt":"2017-03-28T22:13:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35228"},"modified":"2017-03-29T01:14:05","modified_gmt":"2017-03-28T22:14:05","slug":"gudigga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-tirada-is-diiwaangeliyeyaasha-gobolada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gudigga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-tirada-is-diiwaangeliyeyaasha-gobolada\/","title":{"rendered":"Gudigga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyey Tirada is diiwaangeliyeyaasha Gobolada."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gudigga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-tirada-is-diiwaangeliyeyaasha-gobolada\/gudiga-dorashada-somaliland\/\" rel=\"attachment wp-att-35229\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35229\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/gudiga-dorashada-somaliland.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/gudiga-dorashada-somaliland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/gudiga-dorashada-somaliland-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga, tirada guud ee iska diwaangalisay wadanka iyo gobol waliba inta ka diwaangashan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa uu guddida doorashooyinku soo saaray wakhtiga la qaybinayo Kaadhadhka doorashooyinka lagu galayo oo ay saddex qaybood u qaybiyeen.<\/p>\n<p>\u201cGuddida doorashooyinku wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqayaa in uu soo bandhigi doono jadwal qeexan oo faahfaahinaya hawsha kaadh-qaybinta codbixiyayaasha ee .Kaadh-qaybintu waxay yeelanaysa saddex weji oo kala dambeeya, iyada oo wejigii walba laba Gobol ay mar ka wada bilaaban doonto Kaadh-qaybintu.\u201dayaa lagu yidho war-saxaafadeed ka soo baxay.<\/p>\n<p><b>WEJIGA KOOWAAD <\/b>ee hawsha Kadh-qaybintu waxay mar ka wada bilaabanaysa labada Gobol ee kala ah Awdal iyo Saaxil iyo goobaha xeebaha ah ee Sanaag madaama sadexdaas Gobol ay xeebo leeyihiin, anagoo xeerinayna cimilada goobaha xeebaha dartood.<\/p>\n<p><b>WEJIGA LABAAD<\/b> waxa kaadhadhka codbiyayaasha loo qaybin doona Gobolada Maroodi-Jeex iyo Togdheer.<\/p>\n<p><b>WEJIGA SADDEXAAD<\/b> waxa lagu dhamaystiri doona Kaadh-qaybinta codbixiyayaasha ee Gobollada Sool iyo Sanaag.<\/p>\n<p>Hadaba, wejiga kowaad ee Gobollada Awdal iyo Saaxil iyo Goobaha xeebaha ah ee Gobolka Saanaag, waxay qaybinta kaadhadhka codbixiyaashu ka bilaabmaysa bisha April 29, 2017, iyadoo wejiga labaad iyo kan sadexaad ay kaadh-qaybintu bilaaban doonto Bisha baraykasan ee Ramadaan ka bacdi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxa guddida doorashooyinku shaaciyeen tiradda gobolada iska diwaangalisay iyo gobol waliba inta codad ee ka codeyn karta, waxaanay kala yihiin sidan hoos ku qoran:<\/p>\n<p>Gobolka <b>Awdal<\/b> waxa iska diwaangaliyey dad lagu qiyaasay: <b>147,031<\/b>, gobolka <b>Maroodi jeex<\/b> waxa iska diwaangaliyey dad lagu qiyaasay <b>312,634<\/b>, gobolka Saaxil waxa iska diwaangaliyey <b>78,842<\/b>, gobolka Togdheer waxa iska diwaangaliyey <b>178,506,<\/b> gobolka Sool waxa iska diwaangaliyey <b>71,096<\/b>, gobolka <b>Sanaag <\/b>waxa iska diwaangaliyey dad lagu qiyaasay <b>85,222,<\/b> guud ahaan Somaliland oo dhan wadarta guud ee iska diwaangalisay waxay noqonaysaa <b>873,331<\/b>.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga, tirada guud ee iska diwaangalisay wadanka iyo gobol waliba inta ka diwaangashan. Sidoo kale, waxa uu guddida doorashooyinku soo saaray wakhtiga la qaybinayo Kaadhadhka doorashooyinka lagu galayo oo ay saddex qaybood u qaybiyeen. \u201cGuddida doorashooyinku wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqayaa in uu soo bandhigi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35228"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35228\/revisions\/35231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}