{"id":35204,"date":"2017-03-28T22:09:50","date_gmt":"2017-03-28T19:09:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35204"},"modified":"2017-03-28T22:10:47","modified_gmt":"2017-03-28T19:10:47","slug":"qarax-ka-dhacey-wadada-warshadaha-ee-magagaalada-muqdisho-oo-warar-kala-duwan-kasoo-baxayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/qarax-ka-dhacey-wadada-warshadaha-ee-magagaalada-muqdisho-oo-warar-kala-duwan-kasoo-baxayaan\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacey Wadada Warshadaha ee magagaalada Muqdisho oo warar kala duwan kasoo baxayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/qarax-ka-dhacey-wadada-warshadaha-ee-magagaalada-muqdisho-oo-warar-kala-duwan-kasoo-baxayaan\/qarax-warshadaha\/\" rel=\"attachment wp-att-35205\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35205\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/qarax-warshadaha.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/qarax-warshadaha.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/qarax-warshadaha-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saqdii dhexe ee xalay qarax xoogan oo ka dhacay waddada warshadaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegayaa sheegaya in kooxihii qaraxaasi aasayay uu ku qarxay, halka warar kale oo soo baxayana sheegayaan in ciidamada dowladda ay qarxiyeen kadib markii ay ka warheleen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxa xalay ka dhacay waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyada ayaa waayadii ugu danbeeyay siweyn ugu soo badanayay magaalada Muqdisho, kuwaa oo sababay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saqdii dhexe ee xalay qarax xoogan oo ka dhacay waddada warshadaha magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegayaa sheegaya in kooxihii qaraxaasi aasayay uu ku qarxay, halka warar kale oo soo baxayana sheegayaan in ciidamada dowladda ay qarxiyeen kadib markii ay ka warheleen. Lama oga wax khasaare ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35204","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35207,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35204\/revisions\/35207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}