{"id":35200,"date":"2017-03-28T21:58:26","date_gmt":"2017-03-28T18:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35200"},"modified":"2017-03-29T03:29:57","modified_gmt":"2017-03-29T00:29:57","slug":"degmada-ceelbuur-oo-dagaal-ku-dhex-marey-ciidamada-itoobiya-iyo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/degmada-ceelbuur-oo-dagaal-ku-dhex-marey-ciidamada-itoobiya-iyo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Degmada Ceelbuur oo Dagaal ku dhex marey Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/degmada-ceelbuur-oo-dagaal-ku-dhex-marey-ciidamada-itoobiya-iyo-al-shabaab\/dagaal-itoobiya-iyo-alshabaab\/\" rel=\"attachment wp-att-35201\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35201\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/dagaal-itoobiya-iyo-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"415\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/dagaal-itoobiya-iyo-alshabaab.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/dagaal-itoobiya-iyo-alshabaab-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab ku dhexmaray waddada isku xirta deegaan lagu magacaabo Ceel qoxle iyo sidoo kale degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararku waxaa ay sheegayaan xoogagga ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ka baxay magaalada Dhuusa-mareed, islamarkaana ku sii jeeday degmada Ceelbuur ee gobollka Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka oo leysku adeegsaday hub kala duwan ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa la sheegaya in Madaafiic ay adeegsadeen labada dhinac in ay waxyeelo kasoo gaartay dadka degaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ciidamada Itoobiya ee ka howlgala gobolka Galguduud ayaa inta badan dhaqdhaqaaqyo militari ka sameeya deegaannada isku xira degmooyinka Ceelbuur iyo Dhuusa-mareeb, halkaa oo isku horimaad ay kala kulmaan dagaalyahannada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab ku dhexmaray waddada isku xirta deegaan lagu magacaabo Ceel qoxle iyo sidoo kale degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Wararku waxaa ay sheegayaan xoogagga ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ka baxay magaalada Dhuusa-mareed, islamarkaana ku sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35200","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35200"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35200\/revisions\/35203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}