{"id":35196,"date":"2017-03-28T21:40:55","date_gmt":"2017-03-28T18:40:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35196"},"modified":"2017-03-29T03:37:38","modified_gmt":"2017-03-29T00:37:38","slug":"dalka-jordan-oo-shir-madaxeedka-jaamacadda-carabtu-ka-furmayo-berito","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-jordan-oo-shir-madaxeedka-jaamacadda-carabtu-ka-furmayo-berito\/","title":{"rendered":"Dalka Jordan oo shir madaxeedka Jaamacadda Carabtu ka furmayo Berito."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-jordan-oo-shir-madaxeedka-jaamacadda-carabtu-ka-furmayo-berito\/jordan-shir-madaxeedka-j-carabta\/\" rel=\"attachment wp-att-35197\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35197\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/jordan-shir-madaxeedka-j-carabta.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/jordan-shir-madaxeedka-j-carabta.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/jordan-shir-madaxeedka-j-carabta-300x238.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Shirka hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa Berri \u00a0ka furmaya caasimada dalka Urdun ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda wadamada Jamacadda carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo Shirkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka mid ah Abaaraha ka jira Soomaaliya ,dhibaatooyinka ay la kulmayaan Falastiniyiinta, dagaalada ka socda Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta caalamka oo soo xiganaysa madaxda ka tirsan Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in wadamada Jaamacadda carabta ay si buuxda u taageeri doonaan Dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay lacago badan ugu yaboohi doonaan dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakaalada Wararka ee dalka Urdun ayaa sidoo kale ku warameysa in qodobada looga hadlayo shirka ay Soomaaliya uga jirto kaalmaha hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, shir ay yeesheen wasiirada Arimaha dibada ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa si weyn loogu faaqidaday arimo ay ka mid ahaayeen abaarta ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa Berri \u00a0ka furmaya caasimada dalka Urdun ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda wadamada Jamacadda carabta. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo Shirkaasi. Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka mid ah Abaaraha ka jira Soomaaliya ,dhibaatooyinka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35196"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35199,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35196\/revisions\/35199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}