{"id":35172,"date":"2017-03-27T21:59:01","date_gmt":"2017-03-27T18:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35172"},"modified":"2017-03-28T01:59:41","modified_gmt":"2017-03-27T22:59:41","slug":"dowladda-kenya-oo-sheegatay-inay-dishay-31-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dowladda-kenya-oo-sheegatay-inay-dishay-31-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Dowladda Kenya Oo Sheegatay Inay Dishay 31 Al-shabaab Ah-"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35173\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/ciidamada-kiiniyaa-348x170.jpg\" alt=\"\" width=\"348\" height=\"170\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/ciidamada-kiiniyaa-348x170.jpg 348w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/ciidamada-kiiniyaa-348x170-300x147.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 348px) 100vw, 348px\" \/>War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku lahaayeen degmada Badhaadhe ee jubadda hoose ay ku dileen 31 maleeshiyaadka Al-Shabaab ah.<\/p>\n<p>War saxaafadeed\u00a0 waxaa kaloo\u00a0 lagu sheegay in ciidamadu lugta ee kiiniya oo gacan ka helaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ay weerarka fuliyeen, islamarkaana\u00a0 ay gacanta ku dhigeen\u00a0 11 qori oo AK-47 ah, afar miino, qalab isgaarsiinta, cunto iyo dharka ciidamada,<\/p>\n<p>Dowladda kiiniya ayaa dhinac kale soo saartay sawirada qaar ka mid ah waxyaabaha qarxa oo ay qabatay , waxayna sheegeen in weerarku uu dhacay maalintii Axada oo bishu ku beegnayd 25 maarso, hase yeeshee weli ma jiro warar ka soo baxay dhinaca al-shabaab iyo ilo madax banaan oo xaqiijin kara sheegashada dowladda Kiiniya<\/p>\n<p>Gabagabadi,\u00a0 Dowladda Kiiniya\u00a0 waxay isla bishan sheegatay in weerar ay ku qaaday degaan u dhow Af-madow ay ku dishay 57 ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab. dowladda kiiniya ayaa ciidamadeeda u dirtay Soomaaliya bishii october ee sanadkii 2011kii, waxaana haatan magaca Amisom ku jooga 4000 kun oo askari.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dowladda-kenya-oo-sheegatay-inay-dishay-31-al-shabaab-ah\/hub-4\/\" rel=\"attachment wp-att-35174\"><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35174\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hub.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hub.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hub-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku lahaayeen degmada Badhaadhe ee jubadda hoose ay ku dileen 31 maleeshiyaadka Al-Shabaab ah. War saxaafadeed\u00a0 waxaa kaloo\u00a0 lagu sheegay in ciidamadu lugta ee kiiniya oo gacan ka helaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ay weerarka fuliyeen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35172"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35190,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35172\/revisions\/35190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}