{"id":35169,"date":"2017-03-27T21:53:36","date_gmt":"2017-03-27T18:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35169"},"modified":"2017-03-28T02:18:19","modified_gmt":"2017-03-27T23:18:19","slug":"madaxweyne-shariif-haddii-la-ansixiyo-xukuumadda-khayre-raisul-wasaare-ayaan-magacaabayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/madaxweyne-shariif-haddii-la-ansixiyo-xukuumadda-khayre-raisul-wasaare-ayaan-magacaabayaa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif: Haddii La Ansixiyo xukuumadda Khayre, Ra\u2019isul Wasaare Ayaan Magacaabayaa"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/madaxweyne-shariif-haddii-la-ansixiyo-xukuumadda-khayre-raisul-wasaare-ayaan-magacaabayaa\/shariif-xasan\/\" rel=\"attachment wp-att-35170\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35170\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/shariif-xasan.jpg\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/shariif-xasan.jpg 710w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/shariif-xasan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamul goboleedka koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa ku hanjabay inuu magacabaayo Ra\u2019isul Wasaare, haddii barlamaanka federaalka ay meel-mariyaan gollaha wasiiradda ee uu soo dhisay Ra\u2019isul Wasaare khayre.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa hadalkan ka jeediyay mar uu ka qaybgalayay\u00a0 Barnaamij loogu magac daray (Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda),wuxuu sheegay inuu doonayo in maamulkiisu yeeshe ra\u2019isul wasaare, balse sida uu dhigayo dastuurka dalka maamul goboleeyadu ma yeelan karaan ra\u2019isul Wasaare iyo wasiirk arrimaha dibada.<\/p>\n<p>\u201cHadii la ansixiyo xubnaha wasiirada uu soo magacaabay Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, maamulka Koonfur Galbeed, warqadaha iyo qalimaanta ayaa isku-kay dul-saaran, waxaan ku dhawaaqeynaa Ra\u2019iisal wasaare\u201d sidaasi waxaa yiri Shariif Xasan.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray madaxweyne shariif oo dad badan ka yaabiyay ayaa muujiynaya sida uusan ugu faraxsanayn gollaha xukuumadda ee ra\u2019isul Wasare Xasan Cali Khayre uu ku dhawaaqay toddobaadkii hore.<\/p>\n<p>Gabagagbadii, guddoomiyaha barlamaanka federaalka Maxamed Cismaan Jawaari oo ka soo jeeda maamul Koonfur Galbeed ayaa ra\u2019isul Wasaaraha u soo jeediyay in wax ka bedelo gollaha ka hor inta uusan hor imaan barlamaanka, isagoo sheegay in 105 xildhibaan ay ka soo horjeesteen gollaha uu magacaabay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa ku hanjabay inuu magacabaayo Ra\u2019isul Wasaare, haddii barlamaanka federaalka ay meel-mariyaan gollaha wasiiradda ee uu soo dhisay Ra\u2019isul Wasaare khayre. Shariif Xasan ayaa hadalkan ka jeediyay mar uu ka qaybgalayay\u00a0 Barnaamij loogu magac daray (Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda),wuxuu sheegay inuu doonayo in maamulkiisu yeeshe ra\u2019isul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-35169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35169"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35192,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35169\/revisions\/35192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}