{"id":35153,"date":"2017-03-27T21:23:47","date_gmt":"2017-03-27T18:23:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35153"},"modified":"2017-03-27T21:25:29","modified_gmt":"2017-03-27T18:25:29","slug":"mweyne-farmaajo-oo-mar-kale-baaq-u-direy-barlamaanka-kana-codsadey-in-xukuumada-la-ansixiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/mweyne-farmaajo-oo-mar-kale-baaq-u-direy-barlamaanka-kana-codsadey-in-xukuumada-la-ansixiyo\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo mar kale baaq u direy Barlamaanka kana codsadey in xukuumada la ansixiyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in uu taageeray gollaha wasiirada cusub oo sida uu hadalka u dhigay ah dad aqoonyahanno ah oo ka soo bixin kara howsha loo idmaday, sidaa daraadeed baarlamaankana uu ka filayo in ay codka kalsoonida siiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dalka waxaa uu ku jiraan xaalad adag, abaaro iyo dagaal lagula jiro kooxaha xagjirka ah ee Al-shabaab sidaa daraadeed si howlaha &#8211; na hor yaala loo dardar galiyo baarlamaanka waxaa ka codsanayaa in ay ansixiyaan xukuumada\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Maxamed Cadullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa dhinaca kale xildhibaannada ku wargaliyay marka ay xukuumada shaqo gasho in ay la yimadaan isla xisaabtan dhab ah laakiin inta ka horeysan aan wax is hortaag ah lagu sameyn gollaha wasiirada cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii baaqa madaxweynaha ayaa imanaya xili dhawaan ay soo baxeen tiro ka badan 100 xildhibaan oo ugu baaqay ra\u2019iisal wasaaraha in uu dib u eegis ku sameeyo gollaha wasiirada cusub oo ay ku dhaliileen aan lagu saleyn saami-qeybsigii beellaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/mweyne-farmaajo-oo-mar-kale-baaq-u-direy-barlamaanka-kana-codsadey-in-xukuumada-la-ansixiyo\/farmaajo-8\/\" rel=\"attachment wp-att-35156\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35156\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/farmaajo.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/farmaajo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/farmaajo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu taageeray gollaha wasiirada cusub oo sida uu hadalka u dhigay ah dad aqoonyahanno ah oo ka soo bixin kara howsha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35160,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35153\/revisions\/35160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}