{"id":35139,"date":"2017-03-27T01:20:44","date_gmt":"2017-03-26T22:20:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35139"},"modified":"2017-03-27T01:22:51","modified_gmt":"2017-03-26T22:22:51","slug":"hir-shabeelle-oo-eedeyn-dusha-uga-tuurtey-qmidoobey-sida-ay-abaaraha-wax-uga-qabatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/hir-shabeelle-oo-eedeyn-dusha-uga-tuurtey-qmidoobey-sida-ay-abaaraha-wax-uga-qabatey\/","title":{"rendered":"Hir-shabeelle oo Eedeyn dusha uga tuurtey Q\/midoobey sida ay abaaraha wax uga qabatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xubno ka tirsan gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo maanta shir jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay magaalada Beledweyne ayaa wax qabad la\u2019aan ku eedeeyay Qaramada Midoobay, xili abaar adag ay ka jiraan sida ay hadalka u dhigeen deegaannada uu maamulka ka arimiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka jaraa\u2019id oo wada jir ah u qabteen wasiirrada arimaha gudaha iyo warfaafinta maamulka gobolleedka Hirshabeelle Maxmed Cali Caadle, iyo Mahad Xassan Cismaan ayeey ku sheegeen xafiiska QM in uu ka gaabiyay howlihii loo idmaday, islamarkaana ay joojiyeen dhinacooda wada shaqeyntii ay la lahaayeen xafiiska QM.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Mar\/2017326636261098648348415WASIIRKA-ARIMAHA-GUDAHA-IYO-WARFAAFINTA-1-768x432.jpg\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"360\" \/>\u201cSidda aad ka warqabtaan deegaannadda maamul gobolleedka Hirshabeelle waxaa ka jrta abaar adag oo dadka iyo duunyda saameysay, mana jirto wax ay u qabteen QM,waana ka fiirsan doonaa wadashaqeynta aan la leenahay haddii aysan isbedel sameyn.\u201dayuu yiri wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Hirshabelle Mahad Xasan Cismaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, shirkan jaraa\u2019id ee xubnaha gollaha wasiirada ayaa imanaya xili maalintii shalay magaalada Beledweyne soo gaareen xubno ballaaran oo uu horkacayay madaxweynaha maamulka Cali C\/llaahi Cosobole.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo maanta shir jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay magaalada Beledweyne ayaa wax qabad la\u2019aan ku eedeeyay Qaramada Midoobay, xili abaar adag ay ka jiraan sida ay hadalka u dhigeen deegaannada uu maamulka ka arimiyo. Shirka jaraa\u2019id oo wada jir ah u qabteen wasiirrada arimaha gudaha iyo warfaafinta maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-35139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35140,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35139\/revisions\/35140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}