{"id":35130,"date":"2017-03-26T22:42:13","date_gmt":"2017-03-26T19:42:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35130"},"modified":"2017-03-26T23:16:16","modified_gmt":"2017-03-26T20:16:16","slug":"rw-soomaaliya-iyo-xubno-ka-tirsan-labada-aqal-oo-booqdey-fanaaniin-xanuusan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-soomaaliya-iyo-xubno-ka-tirsan-labada-aqal-oo-booqdey-fanaaniin-xanuusan\/","title":{"rendered":"R\/W Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada Aqal oo booqdey Fanaaniin xanuusan."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, ayaa xalay Isbitaalo ay ku jireen ku booqday bukaano ay ka mid yihiin fananada Saynab Xaaji \u00a0Cali Baxsan, sii hayaha xilka wasiirka dekadaha iyo \u00a0gadiidka badda , \u00a0Abwaan \u00a0 Maxamuud \u00a0Cabduulahi \u00a0 Ciise Singub ,film qaade Cabdixamiid \u00a0Karazay \u00a0oo ka tirsan \u00a0Tvga \u00a0Universal \u00a0iyo hooyadda xildhibaan \u00a0Cabdifataax Geesay.<\/p>\n<p>Booqashada Ra\u2019iisul Wasaaraha \u00a0Xukumadda Federaalka Soomaaliya, waxaa ku wehliyay guddooomiyaha \u00a0Aqalka Sare \u00a0Cabdi Xaaji Cabdullahi , Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka iyo \u00a0xubno ka tirsan \u00a0golaha wasiiradda \u00a0magacaban.<\/p>\n<p>Fanaanada wayn ee Soomaaliyed Saynab Xaaji \u00a0Cali Baxsan oo ka mid ah fananinta hoboladda qaranka waabari \u00a0ayaa qaliin looga sameynayaa xameetidda, waxaana hadda ay ku jirtaa Isbitaalka Blue \u00a0Star ee magalaadda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Alle uga rajeyneynaa in caafimaad tamaam ah uu siiyo dhamaan dadka xanuunsan\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisal Wasaaraha.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali kheyre Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka ayaa \u00a0fanaanada Seynab Xaaji Cali Baxsan \u00a0 iyo \u00a0Dhakhtarka qaliinka ku sameyey ka wareystay xaaladeeda Caafimaad, isagoo \u00a0xusay in ujeeda uu ugu yimid ay tahay in uu la qaybsato xanuunka maadama ay \u00a0tahay \u00a0fanaanad qaran oo dalkaan horumarkiis a qayb wayn ku leh , waxaa \u00a0uu u rajeeyey caafimaad deg \u00a0deg ah in alle siiyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, ayaa xalay Isbitaalo ay ku jireen ku booqday bukaano ay ka mid yihiin fananada Saynab Xaaji \u00a0Cali Baxsan, sii hayaha xilka wasiirka dekadaha iyo \u00a0gadiidka badda , \u00a0Abwaan \u00a0 Maxamuud \u00a0Cabduulahi \u00a0 Ciise Singub ,film qaade Cabdixamiid \u00a0Karazay \u00a0oo ka tirsan \u00a0Tvga \u00a0Universal \u00a0iyo hooyadda xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35131,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35130\/revisions\/35131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}