{"id":35128,"date":"2017-03-26T22:14:01","date_gmt":"2017-03-26T19:14:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35128"},"modified":"2017-03-27T03:06:56","modified_gmt":"2017-03-27T00:06:56","slug":"magaalada-laascaanood-oo-dad-rayid-ah-lagu-laayeywaa-maxey-sababta-ka-danbeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/magaalada-laascaanood-oo-dad-rayid-ah-lagu-laayeywaa-maxey-sababta-ka-danbeysa\/","title":{"rendered":"Magaalada Laascaanood oo Dad rayid ah lagu laayey\/waa maxey sababta ka danbeysa?."},"content":{"rendered":"<p>Koox hubeysan ayaa xalay magaaladda Laascaanood, siyaabooyin kala duwan uga geystay dilal qorsheeysan.<\/p>\n<p>Laba nin oo la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo si weyn laga yaqaanay magaaladda ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo C\/xakiin Ducaale.<\/p>\n<p>Kooxihii dilalka geystay ayaa la sheegay in ay baxsadeen, sida dadka ku nool magaaladda ay sheegeen.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee loo dilay raggaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka maamulka ayaa wada howlgallo baaritaano ah.<\/p>\n<p>Ammaanka magaaladda Laascaanood, ayaa aad u wanaagsanaa bilihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan ayaa xalay magaaladda Laascaanood, siyaabooyin kala duwan uga geystay dilal qorsheeysan. Laba nin oo la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo si weyn laga yaqaanay magaaladda ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo C\/xakiin Ducaale. Kooxihii dilalka geystay ayaa la sheegay in ay baxsadeen, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35129,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35128\/revisions\/35129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}