{"id":35120,"date":"2017-03-25T22:37:02","date_gmt":"2017-03-25T19:37:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35120"},"modified":"2017-03-25T22:40:37","modified_gmt":"2017-03-25T19:40:37","slug":"isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey-warna-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey-warna-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshey warna soo saarey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">(WAR SAXAAFADEED: \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Muqdisho: 25-03-02017)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\"> Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa la isku raacay qodobada soo socda:<\/span><\/p>\n<ol>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Isbahaysiga Xisbiysada Siyaasadeed wuxuu u arkaa xukuumada la magacaabay in aysan ahayn tii shacabka Soomaaliyeed sugayay, kana hoosaysa himiladii iyo hankie shacabka, \u00a0sababaha soo socda awgood: <\/span><\/li>\n<\/ol>\n<ol>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Laguma jaangoyn dhismaha xukuumadda hanaanka saami qeybsiga beelaha<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xukuumada kuma imaan talo wadaag ballaaran &amp; tixgalin rabitaanka shacabka. <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xubnaha Golaha wasiiradu ma ahan mid qof walba lala eegtay xilkii; khibradda, \u00a0aqoonta iyo kartida uu u lahaa. <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xisbiyada Siyaasadeed waxay \u00a0aad uga \u00a0walaacsan yihiin in \u00a0in Xisbiyadii iyo shaqsiyaasadkii isbadalka hogaamineed ee dalka ka dhacay qeybta ka ahaa aan laga talo gelin isla markaana laga tixgalin dhisimaha Golaha Wasiirada. <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">In ay ka muuqato xulista xubnaha golaha wasiiradda nin jecleysi iyo qaraabo-kiil, taasoo ka mid sababihii dumiyey dawladdii dhexe ee Soomaaliya.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\"> Xubnaha golaha wasiiradda qaarkood looma eegin shuruudihii dastuuriga ahaa, iyadoo qaarkood ay aqoontoodu ka hooseyso heer jaamacadeed.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xukuumaddani kama turjumeyso rabitaankii shacabka ee ku aadanaa la dagaalanka musuqmaasuqa, taa bedelkeedana waxay muujineysaa in musuqii uu sii socon doono.<\/span><\/li>\n<\/ol>\n<ol>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Isbhaysiga Xisbiyada Soomaaliyeeed waxay kula talinayaan Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha in:<\/span><\/li>\n<\/ol>\n<ol>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">dib u eegis ku sameeyaan Golaha Wasiirada, <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">wadatashi ballaaran ka geliyaan xubnaha Baarlamaanka, madaxda dawlad goboleedyada, Xisbiyada Siyaasadda, Ururada Bulshada Rayidka iyo cid kasta oo aan looga maarmin.<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\"> Xubanaha Golaha Wasiirada lagu saleeyo xulistooda \u201cqof kasta iyo xilka uu ku haboon yahay \u201d (The right person to the right position).<\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Xubnaha Golaha Wasiirada in lagu soo daro xubno ka tirsan Xisbiyada Soomaaliyeed oo qeyb libaax ka soo qaatay isbadalkii hogaamineed ee dalka ka dhacay &amp; shakhisyaadka wadaniyiinta ah. <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Maadaama xilli dib u heshiisiin lagu jiro, in isku dheelitir beeleed lagu sameeyo golaha wasiirada. <\/span><\/li>\n<li style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">In xubnaha soo qabtey xilal hore ee sumcadoodu dhaawacan tahay laga saaro golaha wasiirada la magacaabay iyo kuwa aqoontoodu hoosaysaba<\/span><\/li>\n<\/ol>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ugu danbeyn, waxaan taageeraynaa guuxa shacabka iyo kan xildhibaanada golaha shacabka ee saluugsan golaha wasiirada magacaaban, annagoo ugu baaqeyna xildhibaanadu in ay ka dhabeeyaan mas\u2019uuliyadda ay shacabka u hayaan isla markaana ay waajibkooda dastuuriga ee ku aadan xukuumadda cusub ee la magacaabay ay gutaan.<\/span><\/p>\n<p>Muqdisho,Somaaliya mobile:+252618557971,or +252615537042:Email: isbaheysi35@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(WAR SAXAAFADEED: \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Muqdisho: 25-03-02017) Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35122,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35123,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35120\/revisions\/35123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}