{"id":35111,"date":"2017-03-25T04:27:46","date_gmt":"2017-03-25T01:27:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35111"},"modified":"2017-03-25T21:34:20","modified_gmt":"2017-03-25T18:34:20","slug":"turkiga-oo-maanta-muqdisho-ka-dejisay-diyaarad-sidey-hal-tan-raashiin-nafaqeysan-ah-oo-loogu-talagay-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/turkiga-oo-maanta-muqdisho-ka-dejisay-diyaarad-sidey-hal-tan-raashiin-nafaqeysan-ah-oo-loogu-talagay-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeen\/","title":{"rendered":"Turkiga Oo Maanta Muqdisho Ka Dejisay Diyaarad Sidey Hal Tan Raashiin Nafaqeysan Ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/turkiga-oo-maanta-muqdisho-ka-dejisay-diyaarad-sidey-hal-tan-raashiin-nafaqeysan-ah-oo-loogu-talagay-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeen\/turki-12\/\" rel=\"attachment wp-att-35112\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35112\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/turki.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/turki.jpg 1023w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/turki-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/turki-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/a>Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.<\/p>\n<p>Gargaarka rashiinka ah ayeey madaxda hay\u2019addu maanta ku wareejiyeen guddiga gurmadka qaran ee abaaraha Soomaaliya si uu ugu qeybiyo dadka tabaaleysan ee u baahan gargaarka.<\/p>\n<p>Dadka ay abaartu ku dhufatay ayaa qaar badan oo ka mid ah waxa ay la il daran yihiin xanuuno ka dhashay abaarta, kuwaaso ay qaarkood u dhimanayaan xanuunadaasi.<\/p>\n<p>Turkiga waa mid ka mid ah dalalka sida weyn u caawiya, Soomaaliya, oo sanadihii ugu dambeeyey ay saameyn xooggan ay ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa dhowaan sheegtay in tan iyo sanadii 2011 ay Soomaaliya ku bixisay lacag dhan hal bilyan oo dollar.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran. Gargaarka rashiinka ah ayeey madaxda hay\u2019addu maanta ku wareejiyeen guddiga gurmadka qaran ee abaaraha Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35112,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35111","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35111"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35111\/revisions\/35116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}