{"id":35090,"date":"2017-03-24T22:18:53","date_gmt":"2017-03-24T19:18:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35090"},"modified":"2017-03-24T22:25:03","modified_gmt":"2017-03-24T19:25:03","slug":"dawladaha-soomaaliya-iyo-kenya-oo-adkeynaya-la-dagaalanka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dawladaha-soomaaliya-iyo-kenya-oo-adkeynaya-la-dagaalanka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya oo adkeynaya la dagaalanka Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynayaasha dowladda Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo ku kulmay magaalada Nairobi ayaa wacad ku maray in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib kulankooda ayeey labada madaxweyne isku raaceen iskaashi laga yeesho dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo khatar ku ah amniga labada dowladood sida ay ka sheegeen shir jaraa\u2019id oo ay wada jir u qabteen labada madaxweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Al-shabaab wali waxaa ay ku howlan yihiin in ay dilaan dadka aan waxba galabsan ee labada dowladood Kenya iyo Soomaaliya\u2019 ayuu yiri madaxweyne Uhuru Kenyatta oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa Africa AMISOM ayaa dagaal kula jira kooxda Al-shabaab tan sanadkii 2011kii oo ay ka soo gudbeen xuduuda iyaga oo ka jawaabayay afduubka ajaanibta iyo weeraro Al-shabaab ay ka geysanayeen qeybo ka mid ah ciida Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhinaciisa ku amaanay Kenya doorka ay ka qaadaneyso dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, madaama ay qeyb ka tahay howlgalka midowga Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha dowladda Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo ku kulmay magaalada Nairobi ayaa wacad ku maray in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab. Kaddib kulankooda ayeey labada madaxweyne isku raaceen iskaashi laga yeesho dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo khatar ku ah amniga labada dowladood sida ay ka sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35091,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35090\/revisions\/35091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}