{"id":35067,"date":"2017-03-22T21:07:11","date_gmt":"2017-03-22T18:07:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35067"},"modified":"2017-03-22T21:10:42","modified_gmt":"2017-03-22T18:10:42","slug":"gobolka-hiiraan-oo-xawaaladda-amaana-biyo-dhaamin-ka-billawdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-hiiraan-oo-xawaaladda-amaana-biyo-dhaamin-ka-billawdey\/","title":{"rendered":"Gobolka Hiiraan oo Xawaaladda Amaana Biyo dhaamin ka billawdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">-Shirkada Xawaalada Amaana ayaa biyo dhaamintii ugu balaarneyd tan iyo markii ay abaartu ku dhufatay dalka ka bilaawaday deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mamuulaha Shirkadaha ee labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe Xassan Ibraahim Xalane iyo qaar ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa deegaanka Ceelgaal 15km dhinac Waqooyi ugu beegan magaalada Beledweyne ku sii sagootiyay ilaa 10 booyadood oo biyo ah oo loo kala diray deegaannada laga soo sheegayo biyo la\u2019aanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xassan Ibraahim ayaa sheegay in maanta shirkada si rasmi ah u daah furtay mashruuc biyo dhaamin ah oo lagu caawinayo dadka dhibaateysan, madaama ayuu yiri xiliga ay gobolka ka taagan yihiin abaar saameysay dadka iyo duuniyada intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Shirkada Amaana ayaa howshan bilaawday, laakiin waan soo dhaweyneynaa cid kasta oo gacan ka geysaneysa sidii loo balaarin lahaa mashruucan lagu caawinayo dadka dhibaateysan\u2019\u2019 ayuu yiri Xassan Ibraahim.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, gargaarka ay bixisay shirkada ayaa imanaya xili ay dadku siweyn ugu baahi qabaan, islamarkaana kulul daran iyo biyo la\u2019aan laga soo sheegayo deegaanno ballaaran oo ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Shirkada Xawaalada Amaana ayaa biyo dhaamintii ugu balaarneyd tan iyo markii ay abaartu ku dhufatay dalka ka bilaawaday deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan. Mamuulaha Shirkadaha ee labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe Xassan Ibraahim Xalane iyo qaar ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa deegaanka Ceelgaal 15km dhinac Waqooyi ugu beegan magaalada Beledweyne ku sii sagootiyay ilaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35067\/revisions\/35068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}