{"id":35065,"date":"2017-03-22T20:59:43","date_gmt":"2017-03-22T17:59:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35065"},"modified":"2017-03-22T22:32:00","modified_gmt":"2017-03-22T19:32:00","slug":"ciidamada-kenya-oo-xerada-qaxootiga-dhadhaab-ka-baaraya-macalimiin-la-afduubtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ciidamada-kenya-oo-xerada-qaxootiga-dhadhaab-ka-baaraya-macalimiin-la-afduubtey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Kenya oo Xerada Qaxootiga dhadhaab ka baaraya Macalimiin la afduubtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Booliska ka Kenya ayaa howlgal lagu baadigoobayo macalimiin dhawaan la qafaashay ka wadda xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa Booliska gobolka W\/Bari Aaron Moriasi ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan shakiyo ku aadan lahaystayaasha in lagu dhex haysto xerada Dhadhaab gudaheeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu shaaca ka qaaday in la xiray 200 qof oo arimahaasi lagu eedenayo waxaana jira baadi goobka dadkaasi afduubka lagula kacay iyo kuwa ka danbeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aaron Moriasi ayaa sheegay inay wadaan baaritaan si booliska si maclumaad dheeri ah uga helaan mesha dhabta ah ee lagu haysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaladaha afduubka ayaa ahaa mid kusoo kordhayay dhinaca waqooyi bari Kenya oo ay Al-shabab geesanayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeynti, bishii Febraayo ayay ahayd markii koox ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ay xoog ku galeen iskuul ku yaala xerada iyagoo u socday afduubka haweyney macalimad ka ahayd iskuulkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska ka Kenya ayaa howlgal lagu baadigoobayo macalimiin dhawaan la qafaashay ka wadda xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah. Madaxa Booliska gobolka W\/Bari Aaron Moriasi ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan shakiyo ku aadan lahaystayaasha in lagu dhex haysto xerada Dhadhaab gudaheeda. Waxaa uu shaaca ka qaaday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35066,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35065\/revisions\/35066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}