{"id":3505,"date":"2011-10-10T13:07:12","date_gmt":"2011-10-10T13:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3505"},"modified":"2011-10-10T13:07:12","modified_gmt":"2011-10-10T13:07:12","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaa-oo-guulo-hor-leh-ka-sheegtay-dagaalkii-maanta-sheegayna-in-ay-taangi-ka-gubeen-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaa-oo-guulo-hor-leh-ka-sheegtay-dagaalkii-maanta-sheegayna-in-ay-taangi-ka-gubeen-amisom\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaa Oo Guulo Hor Leh Ka Sheegtay Dagaalkii Maanta Sheegayna In Ay Taangi Ka Gubeen AMISOM"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/amisom1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3511\" title=\"amisom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/amisom1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"385\" height=\"264\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Dagaaladii ka socday magaalada Muqdisho ayaa goordhaw qabogabobay kadib markii ciidamada AMISOM ay hakiyeen duqeymihii \u00a0ay ka geesanayeen Goobaha ka baxsan Meelaha ay diririta ka dheceyso<\/p>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa sheegay in ay Gubeen mid kamida Taangiyada dagaalka oo ka qeyb qaadanayay dagaalkii saaka ka dhacay agagaarka xaafadda Juungal iyo qeebo ka tirsan Degmada Huruwaa Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka ayaaintaa ku daraya in Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada TFG-da ay saakay qaadeen weererka islamarkaana ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowlada in ay la wareegeen Qeebo farabadan ay joogi jireen Xarakada Al-shabaab<\/p>\n<p>\u00a0<br \/>\nDagaalka ayaa sii qaboobaya waxaana lasoo sheegayaa in ciidamada AMISOM ay gaareen deegaano hor leh sida Warshaddii Baastada iyo dhismaha warshadda Xeylla Bariise ee degmada Huriwaa oo ay iminkaba ku suganyihiin.<\/p>\n<p>Bilihii lasoo dhaafay ayay Ciidamada AMISOM ka baqdin qabeen in ay gaaraan deegaanada qaar oo ay horay u baneeyeen shabaabul Mujaahidiin balse haatan ayaad moodaa in ay Ku dhiiranayaan Sii gaarida Goobo Hor Leh oo ay gacanta ku hayeen Xarakada mujaahidiinta al-shabaab oo iyana Dib ug sii siqaya gobahaas.<\/p>\n<p>Dagaalka \u00a0Muqdisho Midabadiisa ayaa si xowli ah ku socda waxaase muuqanaysa in Dowlada TFG-da ay magaalada isku baahinayaan wallow aan la ogeen waxa ka dambeyndoono Talaabada ay qaadayaan Iminka AMISOM yo dowlada oo iskaashanaya<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Dagaaladii ka socday magaalada Muqdisho ayaa goordhaw qabogabobay kadib markii ciidamada AMISOM ay hakiyeen duqeymihii \u00a0ay ka geesanayeen Goobaha ka baxsan Meelaha ay diririta ka dheceyso Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa sheegay in ay Gubeen mid kamida Taangiyada dagaalka oo ka qeyb qaadanayay dagaalkii saaka ka dhacay agagaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3505","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3512,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3505\/revisions\/3512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}