{"id":35045,"date":"2017-03-22T05:11:37","date_gmt":"2017-03-22T02:11:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35045"},"modified":"2017-03-22T05:15:50","modified_gmt":"2017-03-22T02:15:50","slug":"magaalada-kismaayo-oo-maanta-laga-oogey-salaadda-roobdoonka-si-weyna-laysugu-soo-baxey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/magaalada-kismaayo-oo-maanta-laga-oogey-salaadda-roobdoonka-si-weyna-laysugu-soo-baxey\/","title":{"rendered":"Magaalada Kismaayo  oo maanta laga oogey Salaadda Roobdoonka si weyna laysugu soo baxey."},"content":{"rendered":"<p>-Boqollaal dadweeyne ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Isbartiimo Feekiyo halkaa oo ay ku oogayeen salaad Roobdon ah oo Alle looga baryayay in uu abaaraha ka dulqaado shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Isu soo baxan roobdoonka ah oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta dowlad goboleedka Jubaland iyo culumaa\u2019udiinka Kismaayo ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka tirsan Jubaland oo uu ugu horeeyo madaxweeyne ku xigeenka 2-aad Mudane C\/qaadir Xaaji Max\u2019uud Lugadheere.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah culumaa\u2019udiinka Kismaayo oo khudbado ka jeediyay isu soo baxa roobdoonka ah ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay Alle u noqdaan islamarkaana danbi dhaaf weeydiistaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Culumaa\u2019udiinka ayaa duco halkaasi ka aqriyay, ayagoo Alle ka baryay in uu roob u keeno\u00a0 shacabka u le\u2019anaya oonka iyo gaajada ee gobollada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ayaa galay heerkoodii ugu adkaa, ayadoo dadka xoolaleeyda ay bilaabeen in ay u barakacaan magaalooyinka, kadib markii intooda badan ay ku xoolo beeleen abaaraha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Boqollaal dadweeyne ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Isbartiimo Feekiyo halkaa oo ay ku oogayeen salaad Roobdon ah oo Alle looga baryayay in uu abaaraha ka dulqaado shacabka Soomaaliyeed. Isu soo baxan roobdoonka ah oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta dowlad goboleedka Jubaland iyo culumaa\u2019udiinka Kismaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35046,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35045\/revisions\/35046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}