{"id":35042,"date":"2017-03-22T00:49:51","date_gmt":"2017-03-21T21:49:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35042"},"modified":"2017-03-22T02:38:01","modified_gmt":"2017-03-21T23:38:01","slug":"dadka-soomaaliyeed-oo-is-weydiinaya-shaqada-ugu-horeysa-ee-xukuumadda-cusub-iyo-liiskska-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dadka-soomaaliyeed-oo-is-weydiinaya-shaqada-ugu-horeysa-ee-xukuumadda-cusub-iyo-liiskska-wasiirada\/","title":{"rendered":"Dadka Soomaaliyeed oo is weydiinaya shaqada ugu horeysa ee Xukuumadda Cusub iyo liiskska wasiirada."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay Golaha \u00a0Wasiiradda Xukuumadda Cusub, oo ka kooban 25 wasiir iyo hal Ra&#8217;iisal Wasaare.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiiradda cusub, waxaa ka mid noqday xubno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo la saadaalinayay in aysan boos ka heli doonin Golaha wasiiradda ee cusub.<\/p>\n<p><strong>Shaqadda ugu horeysa ee Golaha Wasiiradda Cusub:<\/strong><\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Wax \u00a0ka qabashadda iyo u-gurmashadda dadka abaarta ay saameysay.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dib-u-geegista Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, ee sanadkii hore lagu celiyay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Fargeetti.<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dib-u-eegida xaaladdaha amniga dalka, iyo wanaajinta xiriirka maamul Gobolleedyadda dalka.<\/p>\n<p>4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ballan qaadida in ciidamada Soomaaliya iyo shaqaalaha dawlada mushaaraatkooda ay bixiyaan.<\/p>\n<p>5-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dowladd aan xiriir la lahayn shacbigeeda, waxay lamid tahay caruur aanan xiriir la lahayn waaridkood, in ay sameeyaan \u00a0Xafiiska Xiriirka Dadweynaha.<\/p>\n<p>Arrinta ugu muhiimsan ee Golaha wasiirada iyo xafiiska xiriirka dadweynaha ayaa ah in ay ficil ubellaan dareenka xaqiiqiga ah ee maanta ka dhex jira ummada Soomaaliyeed, \u00a0oo ah in laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa taageero dhaqaale oo ka timaada shacabka taasoo lagu bixiyo danaha Qaranka gaar ahaan taageeridda dadka ay abaaruhu aafeeyeen, bixinta mushaarka ciidanka iyo sidoo kale maareynta waxyaabaha aasaasiga u ah jiritaanka dowladnimada Soomaliya. Waxaa \u00a0sidaasi sheegay Cabdiqafar A shire oo dhawaan wax ka qoray sheeko uu ciwaan uga dhigay Maxaa la gudboon100-ka maalmood ee ugu horeysa Madaxweyne Farmaajo?.<\/p>\n<p>1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeen<\/p>\n<p>2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda<\/p>\n<p>4- C\/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda<\/p>\n<p>5- C\/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka<\/p>\n<p>6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga<\/p>\n<p>7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha<\/p>\n<p>8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada<\/p>\n<p>9- Maxamed C\/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka<\/p>\n<p>10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha<\/p>\n<p>11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga<\/p>\n<p>12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud<\/p>\n<p>13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka<\/p>\n<p>14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka<\/p>\n<p>15- C\/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka<\/p>\n<p>16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha<\/p>\n<p>17- Eng. C\/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay Golaha \u00a0Wasiiradda Xukuumadda Cusub, oo ka kooban 25 wasiir iyo hal Ra&#8217;iisal Wasaare. Sidoo kale, Wasiiradda cusub, waxaa ka mid noqday xubno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo la saadaalinayay in aysan boos ka heli doonin Golaha wasiiradda ee cusub. Shaqadda ugu horeysa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35043,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35042\/revisions\/35043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}