{"id":35033,"date":"2017-03-21T01:28:36","date_gmt":"2017-03-20T22:28:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35033"},"modified":"2017-03-21T01:38:20","modified_gmt":"2017-03-20T22:38:20","slug":"ghana-oo-looga-dhawaaqey-110-wasiir-iyo-mwenaha-dalkaasi-sida-uu-ku-xushey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ghana-oo-looga-dhawaaqey-110-wasiir-iyo-mwenaha-dalkaasi-sida-uu-ku-xushey\/","title":{"rendered":"Ghana oo looga dhawaaqey 110 wasiir iyo M\/wenaha dalkaasi sida uu ku xushey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay tirada golihii wasiirada ugu balaarnaa qaarada Africa oo gaaraya\u00a0 110 wasiir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa magacaabay 56 wasiir, 50 wasiir ku-xigeen iyo 4 wasiir madaxtooyo oo isku geynta tirada gollaha wasiirada dalkaas ka dhigeysa 110 wasiir, waana xukuumadii ugu ballaarneyd marka la eego guud ahaanba qaarada Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka la eego guud ahaan tirada dadka ku dhaqan dalka Ghana waxaana lagu sheegayaa in ay gaarayaan 27 milyan, inta badan gollaha wasiiradan waxaa uu madaxweynaha ka soo dhax xulay baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jaamacadda Central University College, Professor Kwesi Yankah, ayaa loo magacaabay wasiirka waxbarashada ee madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii madaxweynaha ayaa difaacay magacaabistiisa, isaga oo sheegay in tirada gollaha wasiirada muhiim u yihiin dowladiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay tirada golihii wasiirada ugu balaarnaa qaarada Africa oo gaaraya\u00a0 110 wasiir. Madaxweynaha ayaa magacaabay 56 wasiir, 50 wasiir ku-xigeen iyo 4 wasiir madaxtooyo oo isku geynta tirada gollaha wasiirada dalkaas ka dhigeysa 110 wasiir, waana xukuumadii ugu ballaarneyd marka la eego guud ahaanba qaarada Africa. Marka la eego [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35034,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35033\/revisions\/35034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}