{"id":3503,"date":"2011-10-10T13:02:35","date_gmt":"2011-10-10T13:02:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3503"},"modified":"2011-10-10T13:02:35","modified_gmt":"2011-10-10T13:02:35","slug":"dowlada-tfg-da-oo-dagaalkii-saakay-kula-wareegtay-goobo-hor-leh-oo-ay-ka-talin-jireen-xarakad-mujaahidiinta-al-shabaab-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dowlada-tfg-da-oo-dagaalkii-saakay-kula-wareegtay-goobo-hor-leh-oo-ay-ka-talin-jireen-xarakad-mujaahidiinta-al-shabaab-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Dowlada TFG-da Oo Dagaalkii Saakay Kula Wareegtay Goobo Hor Leh Oo Ay Ka Talin Jireen Xarakad Mujaahidiinta Al-shabaab (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3506\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/22-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"370\" height=\"264\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Ciidammada Dowlada TFG-da Soomaaliya Iyo kuwa AMISOM ayaa saakay Weeraro Hor leh ka bilaabay degmooyinkii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Gacanta Ku Hayeen iyadoona ay iminkaba Qeebo ka mid ah Degmooyinkaasi ay la wareegeen Dowlada TFG-da Soomaaliya<\/p>\n<p>Ciidammada Dowladda iyo kuwa Amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay dagaalkii saakay kula wareegeen gacan ku heynta qeebo ka tirsan goobihii ay maamul;ayeen Al-shabaab Sida\u00a0 <strong>Ex Control Balcad<\/strong>, <strong>Warshadii Baastada Saldhiga Degmada Hurwaa, ,isgoyska,Isgoyska SOS,Isbitaalkii SOS,<\/strong> iyo qeybo kale oo ay gacanta ku hayeen Xarakad al-shabaab<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/31.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3507\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/31-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"353\" height=\"286\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanno ku yaala duleedka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxaana koox wariyeyaal ah oo ka socday Warbaahinta muqdisho tageen deegaanno howd oo dhacda duleedka Waqooyi ee degmada Kaaraan halkaasi oo Saraakiil ka tirsan Ciidammada Dowlada TFG-da kula hadleen wariyyaashaas Soo booqday Goobihii ay saakay dagaalada ka dheceen<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/31-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"353\" height=\"286\" \/><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Ciidammada Dowlada TFG-da Soomaaliya Iyo kuwa AMISOM ayaa saakay Weeraro Hor leh ka bilaabay degmooyinkii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Gacanta Ku Hayeen iyadoona ay iminkaba Qeebo ka mid ah Degmooyinkaasi ay la wareegeen Dowlada TFG-da Soomaaliya Ciidammada Dowladda iyo kuwa Amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3503","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3503"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3508,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3503\/revisions\/3508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}