{"id":35023,"date":"2017-03-20T23:17:57","date_gmt":"2017-03-20T20:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35023"},"modified":"2017-03-20T23:25:33","modified_gmt":"2017-03-20T20:25:33","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-puntland-ugu-baaqdey-in-xukuumad-wax-ku-ool-ah-lasoo-dhiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-puntland-ugu-baaqdey-in-xukuumad-wax-ku-ool-ah-lasoo-dhiso\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo Puntland ugu baaqdey in xukuumad wax ku ool ah lasoo dhiso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweye ku-xixgeenka maamul gobolleedka Puntland C\/xakiin Xaaji Camey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka looga fadhiyo in ay soo dhisaan sida uu hadalka u dhigay dowlad wax ku ool ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda u muuqdaan kuwa iyaga isku mashquulsan, taasoo ayuu yiri haddii ay sii socto lumi karta hankii ay u hayeen bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDowladda Federaalka, waa cusub tahay, laakiin waxay u egtahay in ay iyaga isku mashquulsan yihiin, intey mashquulka iyo waqtiga ay dacayayaan iska daayaan dowlad wax ku ool ah umada Soomaaliyeed haloo dhiso ayuu yiri madaxweye ku-xigeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka madaxweyne ku-xigeenka ayaa imanaya xili hadal heynta ugu badan Soomaaliya tahay dhismaha xubnaha gollaha wasiirada oo la filayo in todobaadkan gudihiisa lagu dhawaaqo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa ugu baaqay madaxda dowladda in ay tixgeliyaan dadkii is bedel doonka ahaa, isla markaana dowlad dhab ah la dhiso.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweye ku-xixgeenka maamul gobolleedka Puntland C\/xakiin Xaaji Camey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka looga fadhiyo in ay soo dhisaan sida uu hadalka u dhigay dowlad wax ku ool ah. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda u muuqdaan kuwa iyaga isku mashquulsan, taasoo ayuu yiri haddii ay sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35023\/revisions\/35024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}