{"id":35012,"date":"2017-03-19T19:52:46","date_gmt":"2017-03-19T16:52:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35012"},"modified":"2017-03-19T19:54:03","modified_gmt":"2017-03-19T16:54:03","slug":"hawlgalka-ciidamada-kenya-ee-soomaaliya-oo-madaxweyne-uhuro-kenyata-ammaaney","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/hawlgalka-ciidamada-kenya-ee-soomaaliya-oo-madaxweyne-uhuro-kenyata-ammaaney\/","title":{"rendered":"Hawlgalka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya oo madaxweyne Uhuro Kenyata Ammaaney."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho lama filaan ah maalintii shalay ku tagay xerada militari ee ugu weyn ciidamada Kenya ee qeybta ka howlgalka midowga Africa ee ku taala degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, ayaa amaanay howlgalka ciidamada Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay howlgalka mid naf hurnimo ah oo sida uu hadalka u dhigay lagu difaacayo nolasha dadka oo ay ka mid yihiin shacabka reer Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxa\u00a0 aad halkan u joogtaan waa in aad badbaadisaan nolasha dadka iyo shacabka Kenya intaba, islamarkana dadka ka xoreysaan cabsida Al-shabaab\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in dowladda cusub ee Soomaaliya ka rajeynayaan in ay xoogga saarto dhismaha ciidamado Qaran si\u00a0 dalkooda ay dib ugu laabtaan ciidamada AMISOM oo ay qeyb ka yihiin kuwa Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Max\u2019uud Siyad Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa dhinaciisa beeniyay in madaxweynaha Kenya uu booqday degmada Dhoobley.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho lama filaan ah maalintii shalay ku tagay xerada militari ee ugu weyn ciidamada Kenya ee qeybta ka howlgalka midowga Africa ee ku taala degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, ayaa amaanay howlgalka ciidamada Kenya. Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay howlgalka mid naf hurnimo ah oo sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35012"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35014,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35012\/revisions\/35014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}